--


Luqada Maayga

by Fa. Maye

 

waa run waa luqad qani ah, keliya waxaa la isku haystaa luqada Maayga ma halbaa mise way badan tahay? Haddii ay hal tahay waa? Hiddii ay badan tahay waa kuwee? Meeqa qabiil ayaa ku halaan Luqad Mayga? Ma isku hal baa Afafka Maayga haddii ay kala duwan yihiin.

Hadiyo Dooyow, dhulkiina wax nafci leh waxaa ka jiraa Moordi keliya ayaa idin baxdaa, biyhiina waa roob waana yar hayay sanadkii inta ka da'da dhulkiina.
Kheyraadka badan waxaa jiraa Webiyada iyo badaha sida Shabeelaha hoose iyo Jubbooyinka. Idinka maxaad haysataan oo aad ku faani kartaan? Masago keliya, no vegetabkes, no fruits, no maize, no rice etc.
Luqada waa qani, waa haddii la horumariyo iyo laga jawaabo su'aalaha aan ku soo weydiiyey.

Posted on Jan 10, 2005, 10:44 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement