Luqada Maygaby xasan daafeedwaxaan codsanaya in la iga dhaadhiciyo luqada mayga waxay tahay. Marar badan ayaan akhristay qoraalo badan oo ay ku qoran yihiin taarikkhda qoomiyada Digil Mirifle waxaana ku qoran in ay yihiin dadka degan dhulka koonfurta Somlia. Waxayna leeyihiin luqad gaar ah oo lagu magacaabo af maay. qoraalku wuxuu kale uu leeyahay in qoomiyadaasi ay ku hadlaan luqada maayga iyo waxaa kale oo jiraan luqada Tunida, Jiidada, Dabaraha iyo garaha. Aniga waxaa iga su'aal ah mar haddii Digil Mirifle ay isla dhasheen maxaa keenay in Tunida, garaha dabaraha iyo Jiidada ay luqadooda kuwo gooni ah loogu tilmaamay. Luqadaha qabaa'ilkani maay maha miyaa mise si qalad ah ayaa loo soo qoray. Reer Digilow iyo Miriflow ha la iiga soo jawaabo. Return to Index |
| Response Title | Author and Date |
| Re: Luqada Mayga | maay answer on Apr 3 |
| mayga wa luuqad jirta ee ogow | on May 26 |
| may luqada hada gadaal ka imaday waye | on Jul 10 |
| waxan rabaa in aa jawaabo samiiya | on Jul 27 |
| you must look what you are | on Jun 10 |
| you must look what you are | on Jun 10 |
| jawaab islami ah | on Aug 14 |
| jawaab islami ah | on Aug 14 |
| jawaab islami ah | on Aug 14 |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |