soomali waa iskumid

by

 

waxaan rabaa in aan ka diibto figradayda halkan qaas ahaanna aan usheego qofka dhahay may anaa wasa qofkaas waxaan kutilmaamo horta ma aqaan waa qof cawaan ah oo duli ah war adiga maxaa tahay dadka aad cayneesana yay yihiin waa soomali wax ayaa lawasaa ayaad maqashay waad iskahadlaysaa maanta waxa ay soomaliya dowlad uga dhismayn waa waxaas oo kali ayaa raba in ay noqdaan madaxwayne ama wasiir umana laha wax aqoon maxaa yeelay wuxuu kali oo yaqaan
may anaa wasa aniga iskama kaadaalinayo hadal waxaaad tahay qof somali ah kawantoow waxa aad ku hadlayso soona baro xuquuqda ay dadka kuguleeyihiin


meeshaas ayaan ugu baxay

Posted on Apr 8, 2005, 8:06 AM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
Wale waxaa xaqiiro ah in aad tahay qof uu xishoodka & damiirka ka dhintey.Ramla on Aug 24

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement