--


Maay Language

by Abdi

 

Saamiya, waqti badan in lagugu lumiyo ma aha. Afka Maayga weligiis mid casri iyo ahmiyad badan ayuu ahaa. Adigana su'aashanai qaabka daran waxaa kaa keenay markii aad adiga ismooday qof maraykan ah, ilayn Soomaalida marka ay qaataan dhalashada maraykanka (Citizenship) hadalada ay ku hadlaan ayaa ah (Soomaliya xagee bay ku taala? Dadka Soomaalida waxay yihiin dad xun iyo af Soomaaliga waa af aan jirin iyo mataatac kale). Anigaba meesha aad adigu sheegatay ayaan kula joogaa, sheekadaada iyo hab nololeedkaaga aniga oo kale ayaan u la socda> Waxaan kaa codsanaya in aad xishootid, oo waxbarashada ku dadaashid, ee iska dhaaf guriyaha Low-Income iyo Food Stampka aad ku barartay.

Posted on Jul 20, 2005, 5:02 PM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
Re: Maay Language on Oct 12
Re: Maay Language on Oct 12

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement