--


anigana iga godoon midaas oo kale

by

Saamiya waan ku salaamey anigana waxaan joogaa koonfurta soomaliya gaar ahaan gobalka bakool degmada xuddur.
waxaan kuu rejeynayaa caafimaad iyo inaad diintada ku dheganaatid madama aad joogtid wadan shisheeye.
mahadsanid
Alinur

Posted on Oct 19, 2005, 9:59 AM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
Re: anigana iga godoon midaas oo kaleAnonymous on Jan 8

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement