maxadsanid saalaxbywalaahi salaxow mushkiladu waa mid aad u weeyn oo kataagan Dalka & dibaddaba somaaliya taariikhdedu dadkii ka hadley saalax Afka maayga waxay ka dhigeen sidii wax ilaah an koownkiisa ku abuurin ookale buug 1988 la qorey oo gacan ay ka geeysteen taarikhyahano u dhashey Dadka maxatiriga ku hadla oona qorey qoraa caan ah oo layirahdo I.M.LEWIS kama hadlin wax la yirahdo maay taasi maxa keeney mar hadeey tahay luuqad wadankeni looga hadlo oo welibana looga hadlo gobolo dhinaca wax soo saarka ku sareeya tolow ma waxan dhaxnaa waxay ulla jeedeen daciifiin ay daciifinaayeen dadka luuqadaan ku hadla mida kale saalax aniga waxaan arkey ummadsa luqadan u dhalatey xita inaan korka iska sarin hormariinteedu tusaale qofka DM ah asago jooga degaankiisa haduu arko ama u imado qof maxatiri ah hadey kuwa maayga ay ahayeen 10 ruux mid walbo wuxuu isku rixeyaa wax aan asaga awoodin asagoo raadinaya luqadaan ninkan kale o hadda u yimid taasi soo lama dhixi karo waa luuqad ay daciifiyeen umadii ka dhashey halkii ay u istaagi lahayen iney mel mariyan. amma waxaba laga yaaba qaar sheganeyaa masuul DM iney dhaxaanba luqadaan dadkeedi ayaaba ka carareyaa taas soo umma maleeyneysid iney dhibaato u geysanyso mustaqbalka mel marinta luuqada? aakhirkii waxaan u maxad celinaaya allah na abuurtey kadibna walalkeygi saalax aniga waxaan jeclaan laha inaan arko ayagoo umadda digil iyo mirifle mel kastoo ay jogan si gesinimo ah ugu hadlaa luuqadooda iyo umadda kale ee u luuqad ah luuqadaan sida BANTU iyio wixii lamdi ah Return to Index |
| Response Title | Author and Date |
| sadaqtu | awdiinow maaling on Nov 2 |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |