sadaqtu

by awdiinow maaling

 

wele runtaawu, afkaana inti unu kahadalna meelkasta unu roogna waajib ya nii ete. sida salaada i soonka niniinku fadow, ana wali iila eta sidaas kala.
may weeli, unu afkaana hooba hata ogolaana inti linki hadalna, oo shib erna, oo baa bi ini, hadhoowdena, dhaqankaana, aadadaana i diintaanaba baa ba aayan. dadka mahaatirida e, wali nooku dagaalimeena dhiniga siyaasada,hadana walinoolu dagaalamahayana dhiniga dhaqanka i afka. hooba dagaal i siyaasa niin diidow ki rooyi waayen hata maskannima i aqla aqla inti kirooyan ya fadaayana. dad maay hundurmida ku kaha hagin weydisida. dhini kasta unkulu dagaalama adowga guda. iyaalkin walbara, cilmi gaal i kan muslinba. ki aduun i ki aakhira. hasuusinaada walaagi ni nii dhiki sagaalun i kowdi,lamadi. hasuusida somaali dhatiye walaagi niiki dhiyen.

Posted on Nov 2, 2005, 8:22 PM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement