maay iyo maxaatiri hadi ay cadaladjirto cida soo hormartey waa la ogyahay

by

 

waxaa jirta wax dalil u ah oo iftiimin karo luuqdaha ugu da'ada weyn ee uu wadan leeyahay waxaan kuu sheegi lahaa in laha jada somaliya ugu horeysey ay tahay maay maay waxaa ku hadli jirey dad ka somaliya loo gu yimid tusale; marka laxusayo labada lahajo ee soomali looga hadlaayo waxaa la soo hormariyaa maay kadin ayaa la sheegaa maxaatiri.
tusaalaha la baad waxaa ah ereyada ay u isticmaalaan magacyada qabiilada somalida waxaa u badan af maay
tusaale somaal eragan wuxuu ka yimid maay waa dadka kaliya jumlada ah soomaal istic malo waa dadka Digilka ah ay isticmaalaan halka maxaatiri ay ka isticmalaan
soolis Xoolaha tankale sida Qabiilka Hiraab waa Afmaay halka dadka AFmaxaatiga ku hadla ay dhahaan Subax
sidoo kale Abgaalwaa Afmaay markaan u fasiro Afmaaxaa tiri Waa Abgeel sidoo kale Harti(majerten iyo Dhulbahante) markaan ku fasiro Af maxaatiri waa Nin iyo weliba waxyaabo badan oo la taaban karo waxaa lahaaya Heshiisyadii ay la galeen dadka maayga ku hadla Dadkii wadan ka soomali degenaa iyo dadka aykala ahaayen

Posted on Jan 29, 2006, 4:50 PM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement