Re: jirinbydadkaygiyow walalehegiyow hadii aynu tuni nahay waan hurudnaa eehurdad aanka kacno hadii aan shangamaas nahay siiba kuwa qurbada jooga maxaanadaarey maxaa dadka naga reebay ilahey wuxuu nasiiyay dulka soomaliya ugu qurux badan barawe sablaale kunya barow walaalayaal hadii aad ameerika joogtid ama ingriika meel walbo aan joogno indaha furta 1992 - 2700 shangamaas baahi ayey udimatey wixii nolol ku haray qaar xamar ayeyey imaadeen qaarkooda baraawe ayeyey qaxooti kunoqdeen iyo wixiikaloo sooharay kuunya barow ayey iskugu tageen aniga markaas waxaan daganaa magaalada xamar dagaalkii habar gidir iyo abgaal ayaa xamar kasocday sheekada aan kuu soo gaabiyo malin anoo abaheyga lasocda abaheyga iyo aderkeyga ibrahim cali . oo markaas ahaa wasiir kuxigeenka warshadaha ee dowladii cali mahdi. aderkayg ibraahim ayaa wuxuu abaheyga usheegaya in uuhayo xabado iyo qoryo lacagtii cusbeed ee cali mahdi aderkaygu wuxuu aabaheyga ku yiri qof ayaan ubaahanahay alaabtan soogudbiyo .aabe wuxuuyiri sheekadaas aniga kuma jiro? aderkeyga ibraahim isagoo banaanka taagan ayaan waxan dahay anaa kuu keeni karo goormee diyaar tahay wuu isoo fiiriyay hadalkii ugu horeyay ee afkiisa kasoobaxa wuxuu ahaa 12 ayaat jirtaa waxaan kama bixi kartid ilmo ayaad tahay?waxaandahay dadkeena ayaa baahi udimanaaya sanadna waa numbar waxba haka wal walin adeer aandahay?ibrahim wuxuu dhahay hada kaaraan ma aadi kartaa?waxaan tagay suuq kaaraan baqaar kuyaala 1500 xabadood ayaan kasooqaaday lix melood ayaan ukala qaybiyay kor iyo hoos ayaan masgo ugu shubay karaanayaan kasoo bixiyay sadaxbari kadib adeer kayga cabdulxamiid sheikh mumin/iyo saaxiib kiis maxamad diyeeshe maxamad diyeeshe waa nin gaal jecel ah oo adeer keyga soo koriyay lobadooda waxey bas u qaateen kunyabarow dadkeena markaas xeebaha ayey u qaxeen hawiye darood xataa digil. ayaa kamid ahaa adeerkayga cabdulxamiid iyo saaxiibkiisa waxey lugeeyeen labo habeen iyo labo maalin kadib way gaareen malintii kuxigtay qofwalbo oo duurka kujiray eeqori qaba xabadna aanan qabin maanta xabado ayeyey haystaan bambooyin . adeerkayga cabdul xamiid alah unax riistee maalintaas uuiisheekeynayo waamaalin aanan wiligayga hilmaameynin isbitaal madiino daxdiisa ayey aheyd malintaas qaliin ayaa aderkayga lagu sameeyay eerniyo ayaa laga qalay anigana maalintaas baraawe ayaan bass uraacay shan qori oo ah ak47 ayaan uqaaday 3xabo eeriile aangeeyay 2xabo waxaan siiyay ninlayiraahdo maadey goygaal sitimaankaas wuxuahaa dad celinta dadkiikadambeeyay waxaa kamid ahaa .aderkeyga mumin sheikh mumin awes sheikh mumin masheq muduni shariif kuulow hadiiaaqofkasto magaciisa soosheego waqtiga ayaa damaanaayo sitimaan kaas dexdiisa maalinta oo ah jimco baraawe aan kasoo baxay galbtii eeriile ayaan imaanay aniga ganey iyo odayaal ilmo naago galabtaas aniga iyo ganeey waxaan dilanay sagaaro wax yar kadib bakistaani ayaa imaaday ayagoo raashin wada dadka way farax sanaayeen maqribkaas raashinka ayaa naloo dajiyay bakistaaniga waynaga tageen wax yar kadib bus ayaa laamiga soo is taagay waxaa saarnaa nin aan sifiican u aqaan oola yiraahda abuumaayo walaa shii sa faadumo cabdulqaadir shego wiil aan ilmo adeer nahay ayaa faadumo qabo ayadana ilmo adeer aan nahay abuu aan faadumo isku hooyo waaye asaga waa biimaal ayadana wa shangamaas .shekad aan kuusoogaabiyee baska waxaa saarnaa lix qofood shan saruur habar gidir laf kamid ah abuumaaye oo biimaalah asagoo u hadlaaya in aan anaga dad eheen anig waan dhagey sanaayaa waxbo madihin ila oday odayasha ka mid ah uu dhahay waxay rabaan ha qaataan ilaah ayaa jooga aniga hadalkaas markaan maqlay madaxa ayaa igadoomay tartiib kayga ayaan gadaal ugunoqday qorigayga aansoo qabsaday saaxiibkayga ganeey waxaan dahay ganeey maxaat jeceshahay baahi udimo or xabad udimo ganeey wuu isoo fiiriyay indo gudguduudan wuxuu idahay hadal aanan wali hill maamin maxaat sugaysaa qaasim aniga markaas waxaan ubaxay buska hortiisa ganeyna wuxuu ubaxay dhinaca gadaal aniga waxa kaliya maskax dayda ku jiro wuxuu ahaa dill ama halagu dilo aabahoot wassooyinkaan raashinkaan lookeenay dadkaan masaakiinta ah waxooda nolol maku cunaayaan intaan noolahay xapad ayaan ku bilaabay baskooda ganeyna dhinaca kale ayuu kaxabadeeyay kuligooda buska ayey ku carareen qorigooda iyo bastoolad waykacarareen habeenkaas dadkeena qofna dabada kama shuminin maalin taas markii ay galbta ahay tuugadii aan xabadeynay ayaa odayaal soodirsaday oodahaayo anaga dhib marabno laamigaas in aan nabad kudaafno aan rabnaa hadii aan tunni nahay cadow badan aan qabnaa wax kaliya eeyrabaan inay dhullkeena qaataan beraheena kuraaxeestaan indaha aan furano walaalaheyga ..dacfaraat.daaqtiro.goygaal.wariile.hujuwe.....god ples tnni Return to Index |
| Response Title | Author and Date |
| Jawaab laga bixiyey waxa kassim Mumin Qoray | Geledi Weyne on Mar 23 |
| Walaal i soo Caawi. | on Jul 18 |
| waa tan su aashaad naga soo cod satay | on Dec 1 |
| 93812054 | on Dec 9 |
| Walaalkay waxaad gudatay waajib | on Nov 5 |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |