Fariinby Saleman:Gorgorwaan idiin salaamayaa dhamaan asxaabta halkaan wax ku soo qorta. marka kale Su,aal ????????????????????????????????????????? yaay ku xerantahey nabadda Soomaalida ? yaase laga rabaa ? sideesa looga bixi karaa Qabiilka ? annaga oo halkaan wax ku soo qorna miyaan kamaranahey Qabiilka ? intee sano ow soo jirey Qabiilka Soomaalida oo ay ku dhaqanto ? inteesa nooga yimid Qabiilka ? Dadka Qurbaha jooga iyo kuwa wadanka yaa Qabyaalad badan ? Qurbaha maxaay kafaaiddey Soomaalida oo horomar u ah wadankooda hooyo ? Salaamu Caleykum Return to Index |
| Response Title | Author and Date |
| RE: Fariin | Saciid on Apr 14 |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |