beenley fadaase baroyruntibyBismilahi rahmani rahiim bahweynya Somalida waxaan ugu baaqayaa iney awal bartaan luuqadooda hooyo oyna u bartaan Bah-bah iyo magaalo Magaalo iyagoo iskailaalinaya Sedexda cudur ee aqoontu qabto ee ah 1.Kibir 2.Xishood iyo 3. Isla weyni. taas oo hadii aan somali nahay uu alle nagi ibtileeyey. Waxaa intaa ka dib imaaneysa is aqoonsiiyo is tixgelin oo ah abuurka bulshada. Isjeceyl iyo Wadaniyad. Qaran jacayl iyo Midnaan. Intaa wixii ka soo harey Waa Isbaaro arimolamis ah Yaan lay dhayalsan oo waa iga iga fikrad yoolbaar Return to Index |
| Response Title | Author and Date |
| Maay Translator | on Jul 17 |
| Maay Maay language | on Aug 4 |
| maay translater | on Jan 22 |
| Maay Maay | on Aug 27 |
| MAAY TRANSLATOR SOMALI | on Sep 10 |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |