--


Re: taageerow

by DulmiDiid

 

Dictionary lanky qori beesy ki qori waqti ku gali, Ana meelbaa iila etaa Inni lankasta oo Luuqadun Daneeyow inni buuga gadadda oo waliba beesa dheeri e biyi.

Maay weelaay, lanki waqtiga galiyiiyi ii beesada maybaa feylee inni la taageero oo hatana beesa liinka dhibna.


Hadi lankasta buuga gadada meey ka dhiiradaayanaa ini buugaag kale qoraan laakiin hadi kan laku gadada waayo, eey buug kale qoree?

Posted on Jan 27, 2008, 10:13 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement