--


salan

by

 

sxbiyal aad iyo aad ban idin salamaya,salan kadib walal liyal runtii wan ku farax sanahay in ad arko mel dhalinta somliyed fikradooha isku way darsadan, waxana ka codsnayaa macamisha mesha iqaqa horeysey in ay ilaliyan nidamk ayan ka tax diran wax alale wixii walalka kele dhibi lahaa, haddey tahay kaftan iyo dhaba. way qofka waxad la kaftami karta markad uqato wuxu yahay iyo dabfcigisa iyo ma xanag badan yhay mise wad la kaftami kartaa,
iqana rali ahada wayo manta uun baan iiqu horeysa,
bitow fiiq

Posted on Mar 22, 2008, 5:02 AM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
jawaab celin on Mar 30

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement