JAWAAB WAA TUbyDoogi madi afki kali liki abtugoow ya hanun mayi... alankaani may ki weydiyee intii ani su'aala inki jiwaabni adi hoo arlaadi haku tabti o reed inki nogodi waayti..ay eddaasi, lama goodli may araayani baadi-nimaan lahayn bey agjoogtaa... xalki may eya kooy arlaadi speak up, wacyi geli dadki, laakiin intiibi adi iyo ani biil diraani sa fadaayan.. dhib la,aan ya walaasho helooyan wal ki moqin ma leh...boqortooyadii ajuuraan wal ki xoog badinaayi ma lahaayni hadana meeli roogti way ogyi... together we can make the best, ani qabiilada adi sheegti hadi geega arlaadi dhan wada degaanoo iski bilaariyaan wal min aragi...inkastoo qof walba deegaan iyo ceel i beer soodin ki leyi...laakiin may kiin sheegeey..geroodii baydhabo geegi ini lan in seedi korno oo la hanki qubeysidi korni..zonaha madaxtooyidi dhan way degeey kor ki kooyti dakii deginaayena wal ki guuriyi...ani hda arlaadi haku noqodi hanuwa kashakashak..jiri ee ilaahey aw-roobowsey guul siyi..meeli dowli mi koo yaalo... wa billaahi towfiik Return to Index |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |