ascleykum dhaman dakeyga digil iyo mirifle ayan raba in aan wixii aqoonteyda ah aan kaga digo sida wax aan u wadaqabsan laheen aniga talo ahaaan waxa ila haboon in marka hore inta aan dadka wax lal qeysan wa in laga baaraan dagaa inta aad kashgaleyen laheed hadab maxa kamid ah dadka ku dhaqan deegaankeen waa in la fahamsiiyaa in ay yihiin dad kooyta ah laakiin ay ku noolan karaan aaysan wax awood qeybsi layirahdo aynu u dhawaanin sabab sabta wax ay tahy hadii aad dib ugu noqotaan dakii ladejiyey dajuuma iyo sablaa le in ay had leeyihiin aniga waxan ku dhashey sablaae gobolkasina cid iga xigta malaha hadaba marka ladejinjirey hadii qoraal ama wax layiraahdo saxiix ay jiri lahayeen ama lagadoodi lahaa hada daka degaanka soogaley kuma doodi laheeen way is ogaan lahayeen qora;lki ama doodii halkasi kadhacdhacdey ayaa lahor keeni laha hadaba wax waliba oo digil iyo mirifle ay galayaan in ay sifican ay isga ilaliyan ayan farayaa qofka walakaa ahna haduu khaldanyahay sax marwaliba tanta digil iyo mirifle waa muhiim qof waliba oo digl iyo mirifle ag aya kasaaaran xil sidasi haloo ogado aqoonteydii intasi ayey gaarsiisantahy ilahey kheyrka ha ina waafijiyo waa walkiina maxamed cumar axmed maxamed bariire