hadaba hadaan nahay digil iyo mirifle WAXA laganaga raabaa in aan kaahsno aqoonteena iyo aqligeena wax waliba aan qabsaneeyno marxalada aan joogno wa mar xalad baaba ah waaye sabta hadan idin sheego aqoonta ka soqadano qaruumaha kale ee beelha kae ayan kawadaaye waxay ku dadalaan sidii aya wax barsho u abuuri lahayeen iyo mash huur saay uga dhigi lahayeen beelaha aya yihiin xaga wargeesyada iyo internedka angana wan iska seexaneyba aniga ra yigeyga hadaaan kahadlo aqoonta halgu da dalo qofka hadii aqoonta uu fahamo wax waliba lama mar siin karo wuu iska qabanyaa anga waxa wax waliba lanoo marsiinooyaa aqoon laanta kii aqoonta noo lehna beelaha kale way naga urur sadaan saaxiib ayey ka dhigtan sidii dandooda ugu fulin laha oo ay u ilaaw siinlahayeen beelaha uu ka dhashey adiga waxa laguu ogol yahay kan wax ma garadka ah hadaba hadii aan ku da daalno aqoonta aqligana waa uu imaanayaa sidaasi ulasocda dadkeena aqoontooda haday badato kuli lama duufsankaro beeshana dad uunabaa usoo haraayo hadii laga wato toban ruux boqol kafiican ayaa u soohareyso lakiin wa in wax labartaa dadka lala tartamaa sidasi ayaan hadlkeyga ku soo gabag gabeeyey waa walkiina maxamed cumar axmed maxamed bariire