--


hala kal saaro diinta iyo siyaasata

by

 
walayaal waan idin salamey salaan kadib waxaan lahadlayaa dakeyga wadankeyga waxaan idin sheegayaa in wax layiraahdo khas iyo buuq lagu sameeynooyo diinteena furqan oo dad hada yimid u is ticmaalooyo siyasad marka dadakaa hadii ay unoqotey in ay is ticmaalayaan siyaasad ahaan dadka loo sheegaayo waa anaga oo ladoonaayo in lagu maran habaabiyo diinta anaga waligeena waa ku dhaqmi jirney hadan waa heysana meelsha aan u dhalaney digl iyo mirefle waligooda diintaaa ay kor uqaadi jireen oo ku dhaqmi jireen hasa ahaatee hada dadka wakhtigan ooo nagu soo kordhey oo diinta siyaasad kadhigey waxa aan idin sheegayaa in diinta siyasad aan noqon karin diinta waxay tiraahdo waa in lagu dhaqmaa qofka hadii uu wax dhaco diinta waxay fareysaa in gacta laga gooyo marka waxan araknaa kitaabkan kor loo haayo anba lafureynin wixi dhexdiisa ku jiroba aan lagu dhaqmeynin anaga waa in aan ka fiirsana qofka diinta ku ciyaarayo ama dhab ay katahy kitaabka ilahey waligiisa ayuu yaaley koonfurta wan lagu dhaqmaayey hada daka imnka yimid anaga diinta idn fahamsineyno leh iyaga hanaga faaiideystaa oo marka hore dadkii diinta waligooda ku dhaqmijirey ha uyimaadano wax hanaga bartaano kadib sida aya atahy dhaqanka diinta markay fahmaan ha ku dhaqamaano sidaasi ayaan farilahaa dadka leh kitaabkaan keeney iyag makenin kitaabkaan nabigena suubana nabi maxamed naxriis iyo nabad galyo korkiisa aha ahaate ishaga lagu soo dejyey dhamanteena waa inoo soo gaarey mar hore waana ku dhaqanaa hadan nahay koofurta digl iyo mirifley sida aya tahayna ayey uga dhaqanmaan ilaheyna sidaasi ha inu gargaaro hadalkeyga waxaan ku soogababa gabeynayaa iwax waliba diinta ku sabasan qofkii bartey halga faaiideyso sida ay tahayna haloogu dhaxmo intaasn uga baxay salaaamantiin waa walaalkiina mohamed bariire

Posted on Apr 28, 2008, 2:15 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement