--


wakuma raxawayn?

by Kamal

 




aniga caawa aa iigu horaysay, waxaan u imid meeshan inaan ka faa'diidaysto walaaladeen Somaliyeed ee ku hadlo af maay maay. waxaan rabaa inaan ereyo badan ku barto afka maay maayga ah, sababta waxay tahay waxaan ku shaqeeyay mudo ka badan 10 turjubaan, wax waan ka fahmaa balse, waxaa jiro ereyo badan oo aan aqoon. MARKA meesha malagu isku faa'iidaynayaa mise waa qololkii somalida ee la isku cayn jiray oo kale...
salama
kamal MN USA

Posted on Jul 23, 2008, 8:27 PM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement