baafin gabar ka mid ahayd dhalinti kacaankaby
Asalaamu caleyku walaala yaal salaan kadib waxaan halkan kabaafinayaa qofta magaceeda layiraahdo luul oo aana garaneyn wax loogu daro laakiin lagu naaneysi jirey luul kacaan waxay ka mid ahayd dhalinti kacaanka waxay ka shaqeyn jirtay bangiga afgooye walaalayaa cidkasta oo garaneyso luul ha igu soo hagaajiso waxaa layga heli karaa telf. 4558511754 email haajar96@hotmail.com
Posted on Jan 26, 2009, 11:33 AMRespond to this message
Return to Index |