waa hadal murti leh wax fahanbysomaliyey tashada ilahay ayaad danbi ka gasheen ilahayna xasuusta oo danbi dhaaf waydiista hooyo badan iyo ilmaheedii waad silciseen nolalna mahaysataan kolba wadan dadkala habaystay ayaad dawarsataan ood ciroolihiinii iyo ciyaalkiiniiba hoos joogtaan war dal ayuu ala idiin siiyey aduunkana rag sidiina talinaya oo idiin talinaya war qabiilka iyo qudhunka maskaxdiina kasara oo ilahay cafis waydiista khayrna waad iddin dhafay Return to Index |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |