gobay maay maay

by

 

widaayaaloow wali fadeey intii meelung ha siinka gudbiyi goboy maay maay oo lamaaley la erow , laakiin lankii fadow (MESSELY IYO MAG-MAAG ) oo maay maay e ha iila hariiri koru wal la ka reebow ma jara :


widaayaalow eed i eed ing fiiri goboygan oo mutudun le oo dadka wal gorodka e lay fahamaayaan


goboyga kowaad :


Geedow Goroshi kiinki dhiminaa
Gaabey gaabeytii Aduunyya
Gob libeewaa gobshee ahaa
war key goroy
..............................
..............................
.............................
Goboyga lamaad


Somaali tagantey
Dowlaadii teliyaasi tirintey
Dadkii tol tolaa ling shaltabay
Tuf i qoro toy ii baarud
Owlaadi heer ting waraabi etiin
ta'linntiyo la ka weelay
Taraafiki haang ya tub kasta
ing tu tubiyiing sidii
tanaad dadka toobow haang
.........................
..........................
....................


widaayaalow la dareera qeebta keli

Posted on Mar 24, 2009, 6:09 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement