farxad

by

 

asc dhamantina walalayaal waxaan aad ugu farxsanahay inan arko mel ey arah isku dhafsanaya dadka digil iyo mirfle waxaa dhegaha na tiray balaaya kale marka u guys having lots of fun keep it dat way tuntii waan ka helaa melahano kale qasatan marka an arko fikradahiina walaalyoogey thx

Posted on Aug 23, 2009, 5:37 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement