aawey dadka udhashey lexda gobol ee digel- mirifle
by
wan idin salamey inta ku hadasho luqada mayga walaliyaal waxaan idin weydinayaa suaal suaashaasoo ah aawey dadka udhashey lexda gobol ee digel.mirifle mise waxii ay sheegi jireen cadwgeena oo ahaa waa dad isu tagey ee dadka layiraado digel-mirifle matii ayaa soo baxdey walaliyaa aawy siyaasiinteena ama odeyaalkeena ama culimadeena aawey maxaa loo wayey in aan noqono dad isku duuban oo wax qabsankaro oo waxna diidi karo maxaa loo wayey sidaas maxaa keeney in aan daba sacono dad ayagaba mel ay wax geyo ay lacyihin maxaa nadawa dhigey waligeena ma waxaan ahaaneynaa daba raac manoqonkarno miyaa dada ayaga dad xogaamiyo mise kal soone isuma qabtaan mise waxaad wadaan wali aniga waxaan ahaan jirey rer xiwil noo sheega asal hadii adan laheen maxaa dhacay maxaa dhacay aawy siiyaasiinta dhabta ah xuquda udoodi jirey digel-mirifle qadka miyey kabaxeen dada aan jirin ayaa hada soo baxay meesha ay usacodaan iyo meel kale aan lagaraneynin war hooy walaahi wad kashalayi dontaa mar aan mar eheen walahi walaahi isqabto ee dadakiina iyo dhulkiina badbaadiya ayaan idinleeyahay aniga xitaa wan kujiraa lakiin garab ayaan wayaya mafarkaligeda ayaa fool dhaqdo wax aan isu qabano aan wax isu tarno walaalahena ku dhibaateysan wadankena aan wax uqabano ee aan wadnoolaano qomiyadaha nadhex dagan wax madiiano ee anaga wax isu diidan ee aan sameysano maamul noogaar ah aan wada noolaano is qabqabsigaan dadaka qaar isku hayo yuusan nasaameynin walaliyal wana idin salamayaa anigoo ah [axmed abdullaahi aadem cali waxaan ka soojedaa gobolka qaniga ah ee somaliya ee shabellada hoose wana idin salamayaa inta ku abtirsato digel-mirifle wasalaamucaleykum warax matulaah wabaraakatu