WELCOME TO MAAY LANGUAGE FORUM!

This forum is aimed to facilitate the discussion for standardization and development of Maay Language. Your generous contribution is highly expected. All messages not related to the language discussion will be deleted. Please use the Guest Book for general comments.


9 of may may eh 1 qof maxatiri eh ya ki karti badin

by

May may dad luqad lehwi lakin may arigase may mayti luqidiyo yaray sidayan ama yasayan mayweli dheh 9qofod may may eh mel fidhiyan hadi in koyi qof maxatiri eh kulisho luqadiyo bedelayan o may iski qasabayani sidi maxtiri ki ki hadali faden marka su'aley maybiwa xabarkun inte ninki koyi?

Posted on Nov 7, 2009, 9:47 AM

Respond to this message   

Return to Index


wafdhey

by

ASC walal yalow may dan nin eh in ti ala kacabsi isfarn

Posted on Nov 8, 2009, 1:11 PM

Respond to this message   

Return to Index


ilaahyegi ka abuuri ko cobsooy liibanaase

by

ee salaan ka dib wayba siin sheegee ilaahey hay ki cobsidooy lankii ilaahey ki cobsidoo leysaansheey dadki ki reebido iyo khiyaanada ki dheerado wali xumaan le eraayi dhamaantiye ki dheerado inshaa alaah liibane waana guul wiin iiwa deeere inshaa laah waana siin salaami reer arlaadii

Posted on Nov 6, 2009, 5:56 AM

Respond to this message   

Return to Index


Gabadh Digil mirifle ah

by Wiil Jaamici ah

Aniga waxaan aha wiil jaamici ah oo dhowaan ka baxay jaamcad, waxaan raadinayaa gabadh digil mirifle ah oo guur doon ah.

Posted on Oct 1, 2009, 7:36 AM

Respond to this message   

Return to Index


waxaan ka baafinaa wiilka layiraahdo axmed olol

by Anonymous

Posted on Jul 15, 2009, 4:12 PM

Respond to this message   

Return to Index


aawey dadka udhashey lexda gobol ee digel- mirifle

by

wan idin salamey inta ku hadasho luqada mayga walaliyaal waxaan idin weydinayaa suaal suaashaasoo ah aawey dadka udhashey lexda gobol ee digel.mirifle mise waxii ay sheegi jireen cadwgeena oo ahaa waa dad isu tagey ee dadka layiraado digel-mirifle matii ayaa soo baxdey walaliyaa aawy siyaasiinteena ama odeyaalkeena ama culimadeena aawey maxaa loo wayey in aan noqono dad isku duuban oo wax qabsankaro oo waxna diidi karo maxaa loo wayey sidaas maxaa keeney in aan daba sacono dad ayagaba mel ay wax geyo ay lacyihin maxaa nadawa dhigey waligeena ma waxaan ahaaneynaa daba raac manoqonkarno miyaa dada ayaga dad xogaamiyo mise kal soone isuma qabtaan mise waxaad wadaan wali aniga waxaan ahaan jirey rer xiwil noo sheega asal hadii adan laheen maxaa dhacay maxaa dhacay aawy siiyaasiinta dhabta ah xuquda udoodi jirey digel-mirifle qadka miyey kabaxeen dada aan jirin ayaa hada soo baxay meesha ay usacodaan iyo meel kale aan lagaraneynin war hooy walaahi wad kashalayi dontaa mar aan mar eheen walahi walaahi isqabto ee dadakiina iyo dhulkiina badbaadiya ayaan idinleeyahay aniga xitaa wan kujiraa lakiin garab ayaan wayaya mafarkaligeda ayaa fool dhaqdo wax aan isu qabano aan wax isu tarno walaalahena ku dhibaateysan wadankena aan wax uqabano ee aan wadnoolaano qomiyadaha nadhex dagan wax madiiano ee anaga wax isu diidan ee aan sameysano maamul noogaar ah aan wada noolaano is qabqabsigaan dadaka qaar isku hayo yuusan nasaameynin walaliyal wana idin salamayaa anigoo ah [axmed abdullaahi aadem cali waxaan ka soojedaa gobolka qaniga ah ee somaliya ee shabellada hoose wana idin salamayaa inta ku abtirsato digel-mirifle wasalaamucaleykum warax matulaah wabaraakatu

Posted on Sep 18, 2009, 8:26 AM

Respond to this message   

Return to Index


alaa

by

roohanoow ilaahey dhibaatada geeka taagan noo biyi dhibooney

Posted on Jul 15, 2009, 4:11 PM

Respond to this message   

Return to Index


information on Begadi tribe

by

hi there i was wondering if anybody knows any information on my fathers tribe which is called begadi
i dont now anymore information other then that it is a rahaweyn tribe which i think is from Digil
so can some please explain where this tribe come from and what they look like and tell me about where they live in somalia.
thank you for you time

Posted on Jun 4, 2009, 7:20 AM

Respond to this message   

Return to Index


Bagadi

by

Sx wan ku salamey bagadi waa qabil si weyn loga yaqana somalia o dhan in kasto bagadiga dega burhakaba iyo agagaraheda ay shegten elay sida dadka degan burhakaba o shegtey elay in kasto elay hadi lafiriyo u shegad wada yahay anjirin ElAy asli ah hadi an uso noqdo bagi bagida bur degan sx waxey kala yihin xubsane iyo hamobe wa hor yalka bagadiga waxa jira kuwo kale o shegtey bagadi asl kodi ka so jeda carab sida ab

Posted on Nov 7, 2009, 12:39 AM

Respond to this message   

Return to Index


ku soo biiri mutidaada emailkan

by

walaalayaal ku soo darso maah maahyada AFKA MAAYga (AF MAAY MAAY )
buuga dhowaan soo bixi doona oo ku saabsan suuganta afka maaga ah

adiga ayaa ugu horeeya qofka lagu sheegi doono magaciisa buuga cusub

Posted on May 21, 2009, 4:14 AM

Respond to this message   

Return to Index


eed i eed ya ingky mahadsingty

by

asalaamu caleykum war..................................
runtiii walaal eed i eeed ya ingky mahadsingty maadaama athy ingkaty sithi bulshythy D&M maagmaagtiyo ling qory lahaayi.......
runtii weyba eed iingky teeginy hormarlaangty kujarty dhinyghy afkeng aayow (AF MAAAY)..
iyo hormar laangty kujarty dhlkeng...
een weyba eed ingku huma any o maagh maagh hakiing kidirahayny ya hatyny massage hakiing diri .. waany weyba oo sheengtey farhady any farahi marky any aryghy qof o qorahayi suughaanty bulshy wiingty D&M lety o la abtughahayi....
runtii walaal weyba eed ing jeela ingy any hariirny qof walby o ku dang qythow bulshythy D&M o waany hormarshe ky dathaalow...
marky weyba jeelathy lahaayey ingty athy ha iingky dirty massage meely athy roogty iyo wawrbihin o ku saabsing athy....?weyba ky laha guul feeyli....
een aniiny numberkey waaku lacala hoopy athy ha fady ingty athy ha iily hariirty..
60177391941

Posted on Jun 6, 2009, 10:45 PM

Respond to this message   

Return to Index


war yaa doqon

by

sxb waxaan ka xumahay inaad raadiso waxaan sal iyo raadba lahayn
afka maayga wax jira ma aha ee sxb ha ku daalin inaad aruuriso afaan sal iyo raad lahayn

Posted on Jun 13, 2009, 5:54 AM

Respond to this message   

Return to Index


Fariin Muhiim ah

by

walaal yaal waxaan ahay arday ka mid ah ardada beelaha soomaaliyeed gaar ahaan koonfur galbeed ee soomaaliya

dhowaan ayaan rabaa inaan soo saaro buug afka mayga ah ( af maay ) gaar ahaa dhinaca suugaanta gaar ahaan gabayada , maah maahyada iyo murtid , marka waxaan ka codsnayaa asxaabta forum kaaan inay gacan iga siiyaan soo saarista oo ah wixii murti iyo maah maahyo iyo gabay bay igu soo dira emailadan soo socda

1.Bayonline@msn.com
2. suurjamiila@hotmail.com
3.bakistaan16@homtmail.com

waxaan soo dhoweynaya wixii talo iyo tusaale ah oo ku saabsan buugan

Posted on May 21, 2009, 3:03 AM

Respond to this message   

Return to Index


toptenlocals.com

by

toptenlocals.com toptenlocals.com toptenlocals.com toptenlocals.com toptenlocals.com toptenlocals.com

Posted on Mar 27, 2009, 10:02 PM

Respond to this message   

Return to Index


ay megel eh

by

gabar walin iya ah yurubani doob ku ah war mal fadaa kii iguusidi lahaayo hasku biya

Posted on Feb 16, 2009, 12:19 PM

Respond to this message   

Return to Index


Re: ay megel eh

by Huburoow

LOL nayaa isku xishoow hana ceebeeynin.

Posted on Feb 19, 2009, 9:33 PM

Respond to this message   

Return to Index


HUBUROW KU LAHAA

by

WAXAAN KU WAYDIIYAY ADIGA WAALIDA DHAQANTA MIYAA KU HAYSA AMA (SCHIZOPHRENIA)
CUDURKA AFKA QALAAD LOO YAQAANO SOOMAALIDUNA AY U TAQAANO BUUFISKA AMA PARANOIA.
WAXAAN ARKI JIRNAY GABADH XISHOOTA <<MAY ILAAHAY HA KII RIDI ALOW DOWKA WAL JAABI ILAAHAY ARLAADII NABED NIINKU WEELA>>

Posted on Mar 2, 2009, 1:22 PM

Respond to this message   

Return to Index


farxad

by

asc dhamantina walalayaal waxaan aad ugu farxsanahay inan arko mel ey arah isku dhafsanaya dadka digil iyo mirfle waxaa dhegaha na tiray balaaya kale marka u guys having lots of fun keep it dat way tuntii waan ka helaa melahano kale qasatan marka an arko fikradahiina walaalyoogey thx

Posted on Aug 23, 2009, 5:37 AM

Respond to this message   

Return to Index


digil &miriflo ay dedaaloy

by

horti macee digil may kahadalee ama mirifle may kahadalee
maybaa lafadee meeli liska dilooy meelaani marku may rooni intii lis
lis ka doobanadi digil mirifle ay dhaafoy walaalyaal dad may noobadin dhuul may noo weeyn diin may nadeeri karo may nii dhimin dadaalki widaayiyaal bye

Posted on Mar 9, 2009, 6:41 PM

Respond to this message   

Return to Index


ani magal eh ariitaano

by

waa wareey maay yurub eyee wal ku waytee alantaano mise magal lacan ayaa kujirte meela adi roogdo mise qaboob eyee kidili hadii adi harti in baahainto likiinb haye harte ee adi le hal ki aragooy hee

Posted on Sep 18, 2009, 7:46 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement