WELCOME TO MAAY LANGUAGE FORUM!

This forum is aimed to facilitate the discussion for standardization and development of Maay Language. Your generous contribution is highly expected. All messages not related to the language discussion will be deleted. Please use the Guest Book for general comments.


YAA WAX KASHEEGI KARAA MAAY MAAY

by

Asalaamacaleykum warax matulaahi wabara kaatuhu
marka hore magaagey waliba la erey mohamud
Afka maay maayda waliba aaminsana ini eyii
luuqado oo inka feyle oo soomalida dhan
kahadalaayan sabaabta oo eh walibuwa soomaalida kele
luuqadiyo eeda inshal duuwante laakiin maayda hal
Afley kiwada hadalaayaan !

Posted on Mar 20, 2004, 5:41 PM

Respond to this message   

Return to Index


Jawaab Luqaddda Maay-Maay

by Suufi

Mohamud ali Barbagaan
Maay ki lahaa haddii adi aaminsanta in luqadda Maxaatiriga shal duwanta, tan Maay-Maayda una ka hadalaana eeda i shal duwanta. Maay isha i dhegta iska daboolaasaan unu is ogna Maay_Maay si i shal gediisyaaan, haddii seeta aw-dheegle, Mubaarak, Makable, Moordiinle, Malable,Shaan ilaa Janaale Maay dhati ayaa liki hadale, Qoryooleey, Gaywarow, Cabdi cali ilaa Mombassa Kulub too kale ayaa liki hadalee. Haddii seeta Kuunya Awguure, Marin-Gubaay Mudun, Baraawe, Kuunya Barow ilaa Jilib Maay Dhahaayti ayaa liki hadalee. Haddii seeta Gosha ilaa Waamo too kale ayaa liki hadale, Dabare iyo Jiido ayaa in kooyaase iina wal shal gedisan oo Maay-Maay eh ayaa ki hadalyaan.

Please come with research and analysis, we don't need conflicts among the Digil & Mirifle Communities in everywhere. We need the reality., Not domination in languages.

Posted on Mar 20, 2004, 11:18 PM

Respond to this message   

Return to Index


Sufi, you are right about 'multiple' Maay-Maay dialects

by

Dear Sufi,

I read with interest your discussion regarding the various types of Maay dialects spoken in the majority of regions in southern Somalia. In all the areas you mentioned, Maay is communicated as a medium by almost all the predominant native interlocutors, and even some foreign elements who have acquired domicile in the given regions for quite some time.

Although I am a linguist (sociolinguist), I wouldn't like to indulge so much in discussing this issue by the net as it is a bit time-consuming to make some people understand and then accept the facts about different Maay dialects as well as the wide linguistic differences eminent between Maay and Maxaa ( Mahaa )as separately distinct languages.This is so because it is a common trait of the Somali people not to accept easily what is different from what they know or they think they know; or what is different from what they want and how they want it. They get too emotional at the threshold of the topic in discussion and turn the whole situation into a war-like scenario where intellectual reasoning is denied as an unpragmatic irrelevance.

Also, it is a fact that all the Maay speakers, regardless of where they live, can understand each other without a burden of the variance in dialects despite their multiplicity. And socioculturally, though, it is the diversity of these multiple dialects that augments the richness and authenticity of the Maay as a language of its own entity while at the same time holding in a firm unity the intercultural relationship of all those communities who identify with the language. Therefore, one should be proud of the diversity in the unity rather than seeing that as a threat.

Best regards.

Mohamed A. Eno

Posted on May 21, 2004, 4:21 AM

Respond to this message   

Return to Index


MAAY MAAY LUUQADEYDA WAAYE CIDII SOAAL RABTO HAI WEYDIISO

by

luuqada raxweyn maay-maay waa luuqad rasmi ah
oona qofna waxyar liidi karin maxaa yeelay waa
luuqad oo qoomiyad dhan eey iska leedahay oo
ladhaho DIGILIYO MIRIFLE marka wiligeedana lama
sheegin ama lama maqlin qofdhahaayo MAXAATIRI iyo
MAAY laakiin wiligeedaba waxaa lamaqli jiray MAAY iyo
MAXAATIRI marka cidii wax ka qabta so aal ha isoo
weydiso anoga mmabdow@hotmail.com

Posted on Mar 19, 2004, 10:44 AM

Respond to this message   

Return to Index


Afka Maay-maayda

by Muuse yahye

Maxamud Adow.
Waad ku mahadsan tahay ray'igaaga ku saabsan afka maay-mmayda. Qof diidi kara ma jiro waa af Soomaali oo ku hadlaan dad fara badan ee u dhashay qoomiyadda Digil iyo Mirifle iyo kuwa la dega iyo shaqaale ahaan loo soo bedelay ee degay dhulka Digil iyo Mirifle.

Waxaa iga su'aal ah afka Maay-maayda waa badan yahay, qaar waxaa looga hadla degaanada Digilka degaan, kuwo kalena waxaa looga hadla degaanada Miriflaha dega waa kee ka rasmiga ah ee la isku raacsan yahay? Maxaa midkassi la isku raacay? Yaana isku raacay?

Posted on Mar 19, 2004, 11:39 PM

Respond to this message   

Return to Index


Macallin (Teacher)

by Adan Said

Waxaan ahay ruux u dhashay qoomiyadda Digil & Mirifle. Waxaan aad ugu faraxsanahay in qoraalka afka Maayda la hirgeliyo. Laakiin waxaan isweydiinaya marka hore afka Maayda cilmi baaris "research" ma lagu sameeyey inta aan la qorin. Waxaan ka wadaa afka Maayda ayaa noocyo kala duwan u kala baxa sida kan reer Digil ku hadlaan oo asagana u kala baxa ilaa 7 af Maay iyo kan reer Mirifle oo wax yar ku kala duwan yihiin kuwa degan Bay iyo kuwa kale ee Bakool iyo Gedo. Sidaas darteed cilmi baaris ma lagu sameeyey, ma la hormariyey inta aan la qorin ee ma la isku raacay mid dhex-dhexaad ah ee dadka oo dhan wada fahmayaan. Mise Soomaali weyn ayaan la tartameynaa ee mid uun baa la iska soo saaraya? Xitaa fartii af Soomaaliga guud ee la soo saaray 1973 1974 waa lagu deg degay oo wax cilmi baaris ah ma lagu sameeynin ilaa maanta luqadaha aduunka ma la bar bardhigi karo. Ereyo bixin ma loo sameynin. Marka aad dooneysid in erey af ingriisi ah aad ku tarjumtid af Soomaali waxaa khasab kugu ah in aad sharaxdid ilayn ma laha erey bixin ku haboon kuwa aan ka tarjumeyno.

Sidaas awgeed, anaga waa in marka hore laga fiirsada ee cilmi baarisna la sameeya. Waxaan ka wada afka Maa-Maayda ee hadda lala ordaayo waa kan ku hadlaan dadka u dhashay Mirifle taasina mid la yeelayo ma noqonayso mana soconayso. Inta la iska hor imaanin (conflict) ha laga fiirsado haddii kale ha inoo socoto.

Waad Mahadsantihiin.

Posted on Mar 18, 2004, 2:25 PM

Respond to this message   

Return to Index


maxaa karabtaa safiyo

by

walaala yaal waad salaaman tihiin dhamaantiina inta meesha is kuugu timaaday iyo inta fikradada is ku soo wada dar saday laakiin hadaa nahnay dad somali ah ooo hadana sheganaayo somali maxaa lagarabaa gabadha lagu magacaayo safiyo o ah Qabiilka lagu magacaawo o sheegeynesso Qabiilka dunida ugu codmacaan waa Qabiilkaas oo la yiraahdo RAXWEEN waa qabiilka dunida ugu codfiican laakiin dadka waxey aamin sanyihiin dadka Raxween in uu san jirin walaada hadaa nehnay dad somali halaga leexdo aniga ha umoodina in aan lajiro safiyo ama aan ku taageyraayo Qabiilka safiyo walahi in uu jiro ayaan ictiqaadsanahaya qabiilka Raxween marka aQayaarey sas ayan idil leeyahay hadaan wax xu idin dhahay igana raali ahaada laakiin aniga mid ayan ku darsanaa oo tahaya midaasne Raxwen Qofkii caayo aniga ayuu i cayay tasne jawaabteedane waa sharafdaro ninka wuxuu yahay in lagu caayo mabanaano sharcigane madhigaayo in lagu caayo Qofka wuxuuyahay .....fiiriya haduu alaah subcaano watacaalaa haduu in dhol kaa dhigay indhool nimada miyaa kucaynee saas loma baahno ciyaalnimada is ka daaya anigana wan intaas ayaan iga waano an .............. see u ...... by

Posted on Mar 15, 2004, 7:43 AM

Respond to this message   

Return to Index


xaarka iskatir safiya

by baarbe

horay ayaa waxaa loo yiri qofkii nimaad gaari weyso looma taag helo
safiya walaay raxanweytu kuma taqaan
weyna kuu talineysaa siwalba waxaa haboon inaa dadkaaga dhinackaraacdid hadaad joogtid goladda koonfureed ee somaia hadaadan rabi iney kuu talshaana isaga guur waana lauu tali safia

Posted on Mar 9, 2004, 5:39 AM

Respond to this message   

Return to Index


LUUQADA RAXWEYN WAA LUUQAD ASAL AH

by

haye safiyo
waraaqdan aad soo qortay
mafahamin waxaad kawadid
marka waxaan rabilahaa
inaan fahamo ula jeedada aad
kaleedahay luuqada maay maay

Posted on Mar 19, 2004, 10:30 AM

Respond to this message   

Return to Index


LUUQADA RAXWEYN WAA LUUQAD ASAL AH

by

haye safiyo
waraaqdan aad soo qortay
mafahamin waxaad kawadid
marka waxaan rabilahaa
inaan fahamo ula jeedada aad
kaleedahay luuqada maay maay

Posted on Mar 19, 2004, 10:35 AM

Respond to this message   

Return to Index


Luqadda Maayda

by Muuse Yahye

Maxamud waad salaaman tahay. Wax kale laguma weydiinin, keliya waxaa lagu weydiiyey in aad sheegtid afka Maay-Maayga waa fara badan yahay midkee rasmi ah ee la isku raacsan yahay? Yaa isku raacay? Maxaa la isku raacay midkaasi?
Aan kuu kala dhigo luqadaha Maay-Maayga waxaa u kala baxaan sidatan:

Maay Dhati oo Begedi ku hadlaan
Maas Dhati oo Geledi ku hadlaan
Maay Dhahooyti oo Shanta Caleemood "Reer Daafeet" ku hadlaan
Maay Arti oo Mirifle intiisa badan ku hadlaan
Maay Dhahaayti oo Tuni ku hadlaan
iyo kuwo kale oo badan oo ay ku hadlaan:
- Dabare
- Gare
- Jiido
- Irowle

Iyo af Maay-Maay u dhow oo ku hadlaan dadka degan Marka iyo Gendershe.

Su'aasha waxay tahay waa tee tan rasmiga ah? Sidee ku noqotay? Yaa isku raacay? Mise waa la is qaldaaya.

Ka jawaab walaal.

Posted on Mar 20, 2004, 10:38 AM

Respond to this message   

Return to Index


Somali Unite(off topic)

by Abdikareem Somalian

Asalaamu Caleykum Warax matullahi wabarakatuhu.

iga raali ahaada haddadan ka halin qoraal keyga.

somalia sida lugu wado wax shaqeyn doono ma'ahan.
dadweyno qabil wax loo dhashay wuu yahay laakin haddaad dhahdid qabiilkeyga ayaa ka fiican qabiilkaada?taas waa cudur or AIDS ka daran,yayn kugu dhicin.

qof kasto oo aduunka joogo,muslim iyo gaalo dhan way ogyihiin dhibka na haysto. 23da sano aan aduunkan joogo weligay/ebidkay qof qabiil kuma aan caynin. Sababtoo ah waalidkeyga jidkay mareen ayaan ku socdaa weli.

rahweyn laankii eri mi jeri usii ba waalin,rahweyn qof kii ii caayi usii ba doqin nimi dhaafi.

somalia dhan waxay ka bilaabatay hal qof so ma ahan?(iga jawaaba) halkaas qof sidee baa loo bixin karaa.walaal yaal qabiileeste cudur ayuu wadaa haku kabin sheeko.ku xir,(in positive way)

Ten years in United states only taught me how to be self-dependent.
so you can say I'm self made man because I raised myself.

"hanged with friends and grew from friends" because they never seem to see tomorrow.

conclution:
Caruurtaada waxaad bartid weligood waay wadinayaan.
walaal yall wax toosan oo wax ku kabaayo bara caruuteena.

nabad gelyo.
stay real.stay focused.stay healthy.stay faithful.always.

Posted on Jun 13, 2006, 8:33 AM

Respond to this message   

Return to Index


salaan qaali

by

waa idin salaamy walaaliyaal marka ugu horeeyso

Posted on Aug 31, 2009, 10:30 AM

Respond to this message   

Return to Index


Re: salaan qaali

by

waa idin salaamay dhamaan asxaabtaa salaan kadib re igeeygaa hadaan halakaan ka dhiibto run ahaantii luuqada maay maay waa luuqad jirtaa laakiin dadakeeda ayaa wax jira aan aheeyn waayo kuma hadlaan luuqadooda kuma kalsoonsanaa mar walbaa waxay ku halaan maxaa tiri marka luuqad aadan ku hadleeynin goormee noqonaysaa luuqad marka hasdal iyo dhamaantiis waxaa idin dhihii lahaa ku hadalaa luuqadiina teedi labaad waa luuqada laabaad somalia maay sida dadaka ay aamin sin yihiin dadaka qaar laaakin hadii si fiican loogi sammeey lahaa qoraal si foiicana looga hadli lahaa waxaan aamin sanahay ina ya noqonlahayd tan labaa b

Posted on Sep 1, 2009, 7:39 AM

Respond to this message   

Return to Index


Re: salaan qaali

by

waa idin salaamay dhamaan asxaabtaa salaan kadib re igeeygaa hadaan halakaan ka dhiibto run ahaantii luuqada maay maay waa luuqad jirtaa laakiin dadakeeda ayaa wax jira aan aheeyn waayo kuma hadlaan luuqadooda kuma kalsoonsanaa mar walbaa waxay ku halaan maxaa tiri marka luuqad aadan ku hadleeynin goormee noqonaysaa luuqad marka hasdal iyo dhamaantiis waxaa idin dhihii lahaa ku hadalaa luuqadiina teedi labaad waa luuqada laabaad somalia maay sida dadaka ay aamin sin yihiin dadaka qaar laaakin hadii si fiican loogi sammeey lahaa qoraal si foiicana looga hadli lahaa waxaan aamin sanahay ina ya noqonlahayd tan labaa b

Posted on Sep 1, 2009, 7:40 AM

Respond to this message   

Return to Index


Re: salaan qaali

by

waa idin salaamay dhamaan asxaabtaa salaan kadib re igeeygaa hadaan halakaan ka dhiibto run ahaantii luuqada maay maay waa luuqad jirtaa laakiin dadakeeda ayaa wax jira aan aheeyn waayo kuma hadlaan luuqadooda kuma kalsoonsanaa mar walbaa waxay ku halaan maxaa tiri marka luuqad aadan ku hadleeynin goormee noqonaysaa luuqad marka hasdal iyo dhamaantiis waxaa idin dhihii lahaa ku hadalaa luuqadiina teedi labaad waa luuqada laabaad somalia maay sida dadaka ay aamin sin yihiin dadaka qaar laaakin hadii si fiican loogi sammeey lahaa qoraal si foiicana looga hadli lahaa waxaan aamin sanahay ina ya noqonlahayd tan labaa b

Posted on Sep 1, 2009, 7:41 AM

Respond to this message   

Return to Index


Re: salaan qaali

by

waa idin salaamay dhamaan asxaabtaa salaan kadib re igeeygaa hadaan halakaan ka dhiibto run ahaantii luuqada maay maay waa luuqad jirtaa laakiin dadakeeda ayaa wax jira aan aheeyn waayo kuma hadlaan luuqadooda kuma kalsoonsanaa mar walbaa waxay ku halaan maxaa tiri marka luuqad aadan ku hadleeynin goormee noqonaysaa luuqad marka hasdal iyo dhamaantiis waxaa idin dhihii lahaa ku hadalaa luuqadiina teedi labaad waa luuqada laabaad somalia maay sida dadaka ay aamin sin yihiin dadaka qaar laaakin hadii si fiican loogi sammeey lahaa qoraal si foiicana looga hadli lahaa waxaan aamin sanahay ina ya noqonlahayd tan labaa b

Posted on Sep 1, 2009, 7:41 AM

Respond to this message   

Return to Index


Af Soomaaligii Hore

by

Bariido Nabada dhamaantiin.
Waxaan u bogay sida ay dadka Soomaaliyeed ee af-maayga ku hadlaa doodooda u dhiibteen. Af-maaygu suuugaan ahaan waa af hodan-ah. Gees markaan ka fiiriyo ee aan dhegaysto waxaan dareemaa in uu yahay af dihin oo aan weli af qalaad ku badhaxmin-Sida laga arko af-Soomaaliga kale.
Bal u fiirso ereyadan:
Maay Maxaad
-------------------
Tafagelis = Surwaal
Garbagashi= Shaati/Shaad
Af-Soomaaligii hore tibixda "KH" kumay jirin waxa lagu soo darsaday kadib markii af-Soomaaligu ereyo-badan kaga soo badhaxmeen af-Carabiga.Haddii aad rabtid inaad erey Soomaali Maxaad ah ogaatid wuxuu ahaan jiray ka hor waxaad qayxo aad tilmaamsato ka helaysaa Maayga.Tusaale waxa la dhahaa: 'Geel' waxa la dhihi jiray 'Gaal'-waxa sidaas weli dhaha Maayga.
Runtii anigu ma aqaano Maay,waanse jecelahay inaan ka faa'idaysto walaalahayaga ku hadla maxaa yeelay ereyo badan baa iiga kordhi lahaa oo Soomaali ah-taasna waxaad ku ogaataan in Maay iyo Maxaad la kala dhaho ee ay isku af-Soomaali yihiin.
Mahadsanidiin

Posted on Mar 6, 2004, 1:21 AM

Respond to this message   

Return to Index


well brother but there is a questoin i would like to ask you!

by

walaal waad ku mahasantahay araktidaada ee dhanka luuqada af maayga maadaam ay soomalidu ay ahl tahay! walaal aniga wxaan rabaa in aan dad weynaha aan weydiiyo eray erey gaa soo ah garka iyo faruurta hoose inta u dhexeyso ee tinta yar ka soo baxda maxaa lagu yiraahdaa af maxaa tiriga ? ileen af maay maay erey ayaa lagu yirahdaaye? nin kii ka jawaabi kara misena su,aal qabo ha ii sheego bye hussein

Posted on Apr 3, 2008, 1:22 AM

Respond to this message   

Return to Index


rahweyn

by farhiya

dadkiina ku haya rahweyn mar hdaw diyaar haloo noqdo in raxweyn idin talin doonto. suaasho waa why qof walba wuu isweyn diin karaa. lakiin jawaabtu ayay waxay tahay waxaan ku fa dhinaa gobolka somaliya ugu bar waaqada badan saas darteeda xaq yaan uleenahay somaliya inan somaliya xukunno hadii kale waan goosaneynaa. qof kii dhib qabo hala arko

Posted on Mar 3, 2004, 7:32 AM

Respond to this message   

Return to Index


rahweyn in ay gosato niyada kasaar

by

koofur meel meel aan ubahneyn majirto kufo bar waaqo mise baahi marka waan inla helaa xal rahwen horted ayaa dad badan goosanlahaa waa in aan dhahnaa seen xalku heli karna ma ahan in aan u cararno talas

Posted on Mar 8, 2004, 8:43 AM

Respond to this message   

Return to Index


warkii safiya ay latimid

by reer mubaarak

walaal safiya matay qof raxanweyn ah mise waad sheeganeysaa hadaad ubugto meelmarinta raxanweyn ma ahan sida aad halkan kusoo qorat ee niyadaada qeer usheeg somalia waxaa meel marinka raxan weyn maantana soomalida isku somali mahan sidaa warka hakuu galo
waan ubaahan nahay wax sidaada oo kale naga soo hor jeestaa &ka badan waxaan dadka halka ay taagan yihiin magaatid raali naga ahaaw hadaad nasheegatid

Posted on Mar 9, 2004, 5:27 AM

Respond to this message   

Return to Index


safiyo waagabar waxbaratey---reer mubaarak hadad tihiin

by

waxay ilatahay adigaan isku sheegaya waxaad hada adiga tahay ama magaca mubaarak waa magac eeylada labaxd laakiin waxaan kudhihi lahaa magacaan safiyo hadhexgilinin eeylo ama shabeele aragtideedana ufiiri adigaan nin dhalin yaro iskusheegaya

Posted on Mar 11, 2004, 6:50 PM

Respond to this message   

Return to Index


buurhakaba

by

asalaamucaleeykum / digil iyo mirflow
marka hore iska doobanaada tan kale


waxaa iigu su,aal ah digil iyo mirifle see ku noqodeen walaalo waxaa rabaa jawaab walaaliyaal bye..............

Posted on May 16, 2009, 3:00 AM

Respond to this message   

Return to Index


MA,OGAATEEN IN RAHWEYN IDIN TALINDOONTO

by

CIDA RAHAWEYNTA LAYIRAADO WAHEY QABAAN WIXII LOOGA
BIXIYEY MAGACA RAXAWEYN WAXAAN JECELAAN LAHAA XOOGOXO
INAAN KAHADLO MAGACA RAHAWEYNYA RAHAWEYNTA WAA DADKA UGA RASMIGA AH EE SOOMAALIDA OO DHAN AYKU DEGAN YIHIIN
WADAN OO DHAN WAAYO RAHAWEYNTA WAXAY HASTAAN WAX YAALO BADAAN OO WADANKA GUDIHIISA IYO DIBADIISABA DADKA OO DHAN KUWADA NOOLYIHIIN RAHAWEYNTU WAXAY DEGAAN YIHIIN DULKA UGA BARWAAQEYSAN BEEROOYIN OO KU ABUURTAAN MASAGO ,GELEY ,DIGIRTA,SINSINTA,IYO WXEY LEEYIHIIN HOOLO FARACABADAN ISDA GEELA ,CARIGA, LOCDA IYO IDADA
WAXAA KELOO JIRAA HAYWAANAADKA TIRADA KABADAN
MARKA WAXAAD O GAATAAN RAHWEYN LA,AAN WAA SOOMAALI LA,AAN WAA OGEYSIIS OO DAD WEYNAHA LA,OGEYSINAYO
WALAALIYA WAXAAN IDIN SHEEGAYA HADAAD SU AL QABTAAN
WAAD IWEYDIIN KARTAAN /TEEDAKALE RAHAWEYN HANOOLAATO !

Posted on Mar 20, 2004, 6:59 PM

Respond to this message   

Return to Index


ada eeda in faylata laakin af maay ini ada ha ka qorta ya feylahaayti kastey ariikna

by

well wala ana sidaas in laha wali buwa qoraalka wa aragi ana kastey af mahaatiriga ada meela ha ga qorti ya aragi reed widaayow adoo raala eh wal alaale walii ada ha qorta fadaasa af maayka ley haka qor kastey waaayo meeli ada eri ada ku erta laku fadaayi cari ya erti kastey loodana meeli ada ku erta la fadaayi lo, wali ertey loc reed widaayow af mahaatiriga sidiisab isku dhaaf ana af mahaatiri ma di faacahaya kastey laakin mayba haku hor jeedi ini af mahaatiri wla laka qora kastey bye from hussein

Posted on Apr 3, 2008, 12:15 AM

Respond to this message   

Return to Index


rahweyn lagama maarmo

by

rahweyn lagam maarmo maha yeley dawlad walbo oola dhaho wa la dhisa ayadoon lo doran barlamaan lama dhisi karo ileen maba lahan barlamaan se lagu dhisaa somalina si kasto ay u shirto ama meel kasto ay ku shirto hadi aysan rahweynjogin wah ma u soconayaan wa in ay radiyaan rahweyn ka dib ay dhahaan wahan rabnaa in aan radino dawlad ama aan dhisno min fadlan keena barlamaan no dhisa dawlad ama hukun no sameya hadey dhahaan rahweyn ma jirto wah la disaayo wa lagu kala tagaa bes ileen wa abhi somaliya barlamaan wa madahi dawlada oo dhan ileen rahweyna wa barlamaan macanahaas wa mahay wa abaha somaliya la shegaayo ayaba ah rahweyn marka la socda somali maryoley shekadas horta ki ka rabana wa iga weydinkara su aal

Posted on Oct 12, 2007, 1:58 PM

Respond to this message   

Return to Index


rahweyn lagama maarmo

by

rahweyn lagam maarmo maha yeley dawlad walbo oola dhaho wa la dhisa ayadoon lo doran barlamaan lama dhisi karo ileen maba lahan barlamaan se lagu dhisaa somalina si kasto ay u shirto ama meel kasto ay ku shirto hadi aysan rahweynjogin wah ma u soconayaan wa in ay radiyaan rahweyn ka dib ay dhahaan wahan rabnaa in aan radino dawlad ama aan dhisno min fadlan keena barlamaan no dhisa dawlad ama hukun no sameya hadey dhahaan rahweyn ma jirto wah la disaayo wa lagu kala tagaa bes ileen wa abhi somaliya barlamaan wa madahi dawlada oo dhan ileen rahweyna wa barlamaan macanahaas wa mahay wa abaha somaliya la shegaayo ayaba ah rahweyn marka la socda somali maryoley shekadas horta ki ka rabana wa iga weydinkara su aal

Posted on Oct 12, 2007, 1:58 PM

Respond to this message   

Return to Index


Untitled

by

ninkaagan labaxay josef dhibaato malaha waalaguu turjumayaa laakiin adigaba soomaali rasmi ah matihit sababtoo ah asalkaaga hadii aynu fiirino waxaad kasoo jeedaa itoobiya ama eritareeya ama kenya marka xaq,ayaad uleedahay inlaguu faa,ideeyo---- more infarmation shariif_@hotmail.com læve in demark

Posted on Mar 1, 2004, 6:25 PM

Respond to this message   

Return to Index


wax layirahdo digil iyo mirifle majiran

by

waxaan adiin sheegaya reer raxweyn waxaad noo deysaan magaceena oo ah aw-digil haka dhigiina miid lago qarabto markii hore dan aya isku keyn geysay hadana dan aya na kala waadaay bedelki aan xariir iyo siyasad aan la sameyn laheen miriifle waxaa aya inoo dhaanto habar gediir maxa yelay waxaa nalug goynamayo oo cadoow nagu ah wa miifle hadii aanu nahay aw-digil waxaa inoo dhanto in aan xariir iyo siyasad mideysaan aan laa sameeyno hawiiye oo aan ka gono mirifle iyo qayaanadiisa intiisa kkale taas waa baaqq aan usoo jaadinaayo dad weynaha digiil ee la xaqiiraay lanaa isticmaallo magacooda laga dhiigto miid lagu qraabto waa bilaaho towfiiq

Posted on Feb 23, 2004, 2:59 AM

Respond to this message   

Return to Index


waxaad ku hadleyso maxaa kaa keenay?

by

waxay ila tahay hadii ay kuu fiican yihiin habargidir waa kuu adiga iyo caqli xumadaadee gadaal isugu noqoo dadku markey dhargaan waxa kale oo ay dhadhamiyaan bey raadiyaane ka wardoon habargidir markale waxaan ku leeyahay mirifle isagaa kula dhashaye ka hadal waxa aad ka tabaneyso oo ka reebo xanaaqa kugu jira adiga gudahaada.

Posted on Feb 29, 2004, 9:30 PM

Respond to this message   

Return to Index


Mirifle ninkii Habargedir ka doortayoow maxaa talo kuu laaban

by

Digil iyo Mirifle, Tan iyo markii aan adunka imaaday waxaan maqli jiray digil iyo mirifle laa weli ma maqlin digil iyo habargedir

Posted on Jul 15, 2004, 1:01 PM

Respond to this message   

Return to Index


taasi waa jawaab cad oo laga fiirsadey

by

digil waaa qoomiyad la mid ah tan miriflaha oo kale markii digil la dhaho kadib ayaa mirigle la dhahaa.
taariikh ahaana digilku waa dad lahaa ilbaxnimo waxayna ilbaxnimadoodii ahayd in ay la haayeeen saldanad xukumi jirtay shabeelada hoose ilaa gedo oo lana dhihi jirey suldanadii gelidiga farac ka ah ilbaxnimada digil iyo jiritaankoodii taas oo door weyn soo ciyaartay marka haddii ay idin xureeysay ithopia micnaheeda ma aha in aad ku doodaan in aad siyaasad iyo dhaqanba aad meteshaan dhamaan beelaha digil.
waxaana taas cadeynaysa in aanay ogolayn mirifle in ay wax noqdaan digil markii ay qowmiyada digil ay aasaaseen urur la dagaalama dadka dhulkooda haysta oo lamgac baxay (DSA) DIgil salvation army ururka badbaadinta dadka digil ayaa waxaa soo baxdey in aanay ogeleen miriflihii daraad amxaradu xuraysay in ay walaalahooda garab istaagaan waxna la qabtaan garbnagalaan .waxaadna ogaataan farqi ayaa u dhaxeeya digil iyo mirifle iyo dig il iyo raxweyn ee aniagu digil ayaanahay ma nihin mirifle iyo raxweyn midnaba.
ugu danbeeeynttina waxay noqotay xaasinimada mirifle in ay dhaxdooda ilaah uu ku saliday dagaal aan micna lahayn.

Posted on Jul 23, 2004, 11:24 AM

Respond to this message   

Return to Index


WAA RUNTAA SXB ANIAAGAN KUGU RAACSAN OO DADKOODHAN AYAA KUGU RAACSAN

by

WAAYO TAAS WAA WAX CAD OO AANAN U BAAHNEEN JAWAAB EE DADKA WAX KALE IS BIDEY MISE IS MOODEY IN AY YIHIIN QOOMIYAD KALE SAAXIB MA NOQONAYSAO WAAYO DIGIL IYO MIRIFLE WAA DAD JIRA OO WELIGOOD SOO JIRI JIREY MA AHAN WAX HADA BILOWDEY MISE HADA LA ABAABILAY WAYO WAA DAD ISLA DHASHEY OO WALAALA AH DIGILNA HAWIYE MA AHAN MEELNA KAMA SOO GALO DIGIL IYO MIRIFLE WAA WAX WELIGOOD SOO JIRI JIREY OO ISLA DHASHEY WALAALANA AH?

Posted on Apr 3, 2008, 7:03 AM

Respond to this message   

Return to Index


waa jawaab cad oo aad looga fiirsaday

by

digil waaa qoomiyad la mid ah tan miriflaha oo kale markii digil la dhaho kadib ayaa mirigle la dhahaa.
taariikh ahaana digilku waa dad lahaa ilbaxnimo waxayna ilbaxnimadoodii ahayd in ay la haayeeen saldanad xukumi jirtay shabeelada hoose ilaa gedo oo lana dhihi jirey suldanadii gelidiga farac ka ah ilbaxnimada digil iyo jiritaankoodii taas oo door weyn soo ciyaartay marka haddii ay idin xureeysay ithopia micnaheeda ma aha in aad ku doodaan in aad siyaasad iyo dhaqanba aad meteshaan dhamaan beelaha digil.
waxaana taas cadeynaysa in aanay ogolayn mirifle in ay wax noqdaan digil markii ay qowmiyada digil ay aasaaseen urur la dagaalama dadka dhulkooda haysta oo lamgac baxay (DSA) DIgil salvation army ururka badbaadinta dadka digil ayaa waxaa soo baxdey in aanay ogeleen miriflihii daraad amxaradu xuraysay in ay walaalahooda garab istaagaan waxna la qabtaan garbnagalaan .waxaadna ogaataan farqi ayaa u dhaxeeya digil iyo mirifle iyo dig il iyo raxweyn ee aniagu digil ayaanahay ma nihin mirifle iyo raxweyn midnaba.
ugu danbeeeynttina waxay noqotay xaasinimada mirifle in ay dhaxdooda ilaah uu ku saliday dagaal aan micna lahayn.
ee xaasidoow xooga beel digilna waaa ummad jirta jirina doonta cid ay taas ka baryaysana aanay jirin .
intaas waxay jawaab u tahay ninkii jawaabta ka bixyay maqaalkii liibaanta qoryooley.

Posted on Jul 23, 2004, 11:22 AM

Respond to this message   

Return to Index


ada beenga sheekti widaayow kastey

by

WIDAAYOW HOOBA ADA FADAASA INII ADA NAGATA MISE ADA KU MID NAGATA QOOMIYAD KALE ADI KIIN TAALA LAAKIN DIGIL IYO MIRIFLE HORTABA WAALID IYO WLAAL HAAYENG KASTEY REED WAL ADIILEY HADA BEDELAASA MA EH EE TAAS OGAAW TAN KALA WALA ADA MEELA HA KA QORAASA IYO WALA KALEENA SHAL FIIRSOW DIGIL IYO MIRIFLE (WEEL) (IYO) (WAALID SHEYU) KASTEY REED SAAN IN OGAAW ARIIKANA BYE HUSSEIN ANY QUESTION EMAIL ME ON THIS SITE OR JUST LEAVE A COMMENT

Posted on Apr 3, 2008, 6:19 AM

Respond to this message   

Return to Index


xoddur intellectuals

by

I have been blessed to have spent a good portion of my childhood in xoddur and wanted to share with you what a wonderful place it was. I had good friends at school who made the transition easier and in a very short time I was well versed in the local may dialect, a beautiful dialect that has added to my personality. I also wanted to share with you that Xoddur district produced a large number of intellectuals some still in the country and some of them abroad. I thought it would be a good idea if we could get in-touch with one another and discuss how best we can help jump-start the schools. I am sure every bit of support will be improve the lives of the folks we left behind.
I wonder what became of our primary school principle- buuk-dharaaman?? I am sure some-one will remember him. I also wonder what became of my 6th grade math teacher? I do not remember his name but he was a good math instructor. was he from the North? I have run into caafi here in the U.S, he was my sixth grade histroy teacher. I regret to have lost his phone number, he still looked the same. I wonder what became of my school-mates: mohamud muuse diini aka jiirrow, geedi,xamdi abshir aka xuud, moqtar nuurow addow, bashiir madaxey, abdul sanka, eenow, dhufow, xasan ali mijirad. if this speaks to you, please write me at the above address.

Posted on Feb 16, 2004, 3:13 PM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement