| Original Message |
Posted Jun 17, 2001 1:06 PM
Baribaa ninbaa wuxuu qabay gabar ha ahaatee maalin maalmaha ka midah ayaa dareenkii ka tagay, markaasuu wuxuu utagay nin wadaad ku sheeg ahaa, ninkiibuu uga sheekeyay dhibkiisii,markaasuu wadaad ku sheegii yiri waa ladaweynkaraa dhibaatadaan ku haysata ee xoogaa lacag ah iska bixi markaa suu yiro waa bixinayaa. Wadaad ku sheegee joornaal Siyaad Bare ku masawiranyahay ayuu u duuduubay oo yiri hana fiirin sariirta madaxeeda ha kuugu jiro, markaasuu ninkii orad inta isku taabtay galiyay meeshii shiikhu yiri gali,hase ahaatee ninkii waa nin wax aaminsane waa la ogaa asaga iyo islantiisii waxa kala raacay oo islaantiibaa ku waalatay war maxaa samaysay sow adigii xaabada soo guru jiray sow adiga fiicnaaday .Maalintii danbe ayaa taas mid lamid ah ku dhacday ninka saxibkis, ninkibaa isyiri warqadii shiikhu kuu qoray qash waxa ku qoran oo uqor ninkaan saaxiibkaa ah. Hase ahate warqadii markii uufuray waxa uu ku arkay masawirkii Siyaad Bare, intuu naxay oo xanaaqay utagay wadaadku sheegii uu yiri shiikh muxuu ahaa sawirka Siyaad Bare? Wadaad ku sheegiibaa inta qoslay yiri Siyaad Bare soomaali oo dhanbuu kiciyaye ma guskaa guu u daahaa |
|
|