Home                                    Qandala Forum

 

 


  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

HABALYO & AYIDAAD.

November 16 2001 at 5:12 AM
 

HAMBALYO & AYIDAAD

Waxannu hambalyo iyo ayidaad u diraynaa madaxweynaha cusub mudane Jamac Ali Jama iyo ku xigeenkiisa Mr. Guunle kuwaasoo ku guuleystay doorashadi DGPL. Waxan Eebbe uga rajeynaynaa innuu u sahlo shaqada culusoo foodda kusoo haysaa.

Waxannu xasuusinaynaa in shaqada ugu weyn oo loo doortay mudanayaashan ay tahay tii uu ku fashilay madaxweynihi hore taasoo ah, among other things, dastuur qorid, ifto, tira koob, doorasho dimuqaraaddi ah ( one man, one vote ), in la dhowro, lana iska dhowro hantida dalka, isla markaasna laga qaybgeliyo dadwenaha gudoominta aayaha ummadda.

HA NOOLAATO PUNTLAND.

ABDI YARE







 

 Respond to this message   
Current Topic - HABALYO & AYIDAAD.  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement