Maxkamadda sare ee Puntland
Garoowe, Puntland, Somalia
November 24,2001
Maxkamadda sare ee Puntland maki ay dhagaysatay qadiyaddi lagu soo oogay eedaysane Abdullahi Yusuf Axmad, waxa u cadaatay maxkamadda in eedaysanuhu falay 144,000 denbi oo lagu soo ooqay kuligoodba.
Iyadoo maxkamaddu tixraacaysa falalkaas foosha xun oo uu galay denbilhaasu oo u dhigma kuwi uu galay Hitler ooy ka mid yihiin; dil, dhac, khayaana waddan, Amxaara uadeeg, qaran dumin IWM.
Waxay maxkamaddu ku xakumaysaa denbile Abdullahi Yusuf Axmad dil (daldalaad). Taasoo lagu fulin doono fagaaraha CIISA KU CAROO ee magaalada Garoowe, maalinta ciidda barakaysan, Axad december 16,2000 saacaddu markay tahay 9ka aroornimo. Go'aankani wuxuu ka soo baxay Garoowe, maantay ooy bishu November tahay 24,2001.
|