Home                                    Qandala Forum

 

 


  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

XAAJI BAKIIN WAA GUDOOMIYAHA GOBALKA BARI

December 25 2001 at 7:31 PM
 

 
SIDA AAD LA SOCTAAN XAAJI BAKIN WUXUU AHAA KU XIGEENKA GODAOOMIYAHAH GOBALAK HADAN CABDI LAHI YUUSUF WUXUU U MAGACAABAY GOODAMYAHA GOBALKA BARI MARKA NINKA HADA ISA SOO DOORATAY EE LACAGTA LAGU OO DOORTA EEJMACA CALI JAMACA WAA EEY EEYIGIIS OO WUXUU U MAGAAACABAY CUAMR DHEERE AY ISKU BELYHIIN GUDOOMIYAHAA GOBALKA BARI SIDAAN LA SOCONO WAXAA XAQ U LEH GUDOOMNINMADA GOBALKA BEESHA CALI SALEEAB MARKA WAXAA KA SII DARN DUQA MAGAALAD BOSASO EE DHEDO OO ISGU LA SHAQANAYAA CUMAR DHEER OO AA LA SHAQYNIN XAAJI BAKIIN
FUCKEEEEEEEEEEEEN JAMAC CAL I JAAMAC

 
 Respond to this message   
AuthorReply
A/nasir abas.

Ceeeeeeb---Ceeeeeeb---Ceeeeeeb.Caydureeban.

January 4 2002, 11:58 AM 

Waasalaamantihiin marka koowaad,markalabaadna Muxyadiin jawaab igahoooo:Inkasta oo ayku haboontahay inlaga jawaabo waxii maangal ah hadana waalagama maarmaan inlaguu celiyo (Dhaqantoosin).Taas waxaan uga jeedaa waxaa wanaagsan marka aad kahadlayso mawduuc waa inuu noqdaa mawduucaasi wax lagu dhumin karo waqti akhrintiisa ee aanu noqon-Habartii tiri illaahow wiilka iiga hadli markaasaa illaah ka aqbalay wixii uu wiilku yirina waad maqasheen illayn afka masoomarinkaro'e, waxaan aamin sanahay inaad lamid tahay wiilkaa illaah ka hadaaqiyey wixii illaa kayeeriyana aanu wada ognahay
marka fadlan iska aamus hana caayin dadka waa ceeeeeeeeeb.Labada nin eed sheegtay ee isku haysta Bosaso inay jirto umalayn maayo ee waa jeebkaaga, hadayjirtona waa misqaala darati !!!-waana rag wada dhashay meel waxkala geynmaayaan ayaan qabaa
markaal leeyahay waa rag wada dhashay waarunoo waa ilma adeer hadana waa ood wadaag eela soco. A/nasir-Wellington-Newzealand.

 
 
Current Topic - XAAJI BAKIIN WAA GUDOOMIYAHA GOBALKA BARI  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement