Home                                    Qandala Forum

 

 


  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

YAA QABQABLE DAGAAL AH ?=======>>>>

January 12 2002 at 4:54 PM
 

 
Waa su'aal marar dhawr ah Soo noqnoqotay oo ay ku haboontahay in Soomaalidu ay u helaan qeex sugan. Marka Yaa qabqable dagaal ah, maxaase lagudboon Soomaalida hadii la isku raaco arintaas.?

Taladaada si cilmiyeed fadlan u dhiibo si toos ah, waxaa dhicikarta in ra'yigaago horseedo nabad kubaahda Soomaaliya, ilaah idankiis.

 
 Respond to this message   
AuthorReply
Maxamuud

Dagal oogayaal iyo Agagixiso waxaa ah waarloodhiska

January 19 2002, 9:16 PM 

Waxaa qabqablayaal iyo dagaal oogayaal ah kuwa cadowga Tigreega ah umada soomaaliyeed u soo kaxeeya.
Numankasi dan iyo muraad wadanka, dadka iyo diinta kama laha.waxa qudha ee ay doonayaan waa XUKUN.
Qofkii soomaali ah ee ilaahay ka baqayaa wuu arkaa inay nimankaasi qabyaalad iyo xukun jacayl ku socdaan.Kii aan ilaahay ka xishoonayn wuxuu doono haku hadlo, marmarsiinyona waxaba yaan la samayn waayo ilaahay waxa niyadaada ku jira wuu ogyahay oo waxba kama qarin kartid ee aduun baa is dhibaya.
Dadku waa labo: qof daacad ah oo ilaahay xusuusta intaanu hadal oran ama ficil samayn iyo qof daalin ah oo qabiil caabuda.waxaan soomali kula talin lahaa dantuna ku jirtaa inaanay qabiil caabudin ee ilaahay caabudaan.Kii qabiil caabudaana isaga ku dhiban oo if iyo aakhiroba ku baaba'aya.waxba qabiil ha macaansan.Waxba yaan lagaa dhaadhicin "ninka aad reer hebel isku tihin gar iyo gardoroba taager".kuwa waxaa kuugu sheekeyay shayaadiin bay ahayeen ee yaanay naartii kugu ridin.Hadiise aanad ilaahy dan ka lahayn waad iska raaci kartaa nimankaa bal cida ku liidata ha la arkee.
DKG ninka u taliya Cabdi Qaasim isna waa qabiileeste oo nimankii ay isku dadka ahaayeenee dhulka xaaraanta ay ku haysteen wuu diiday inuu runta u sheego.Hase yeeshee isaga iyo warloodhisku isku mid aha.Isagu Gaalo uraysa ma soo kaxeesan.Soomaali weyn ayay u taala haduu qabiil isticmaalo in ay runta u sheegto oo tiraahdo meesha iskaga deg mar hadaad qabiil iyo qudhun hoosta ku wadatid.Cabdulahi yuusuf,Moorgan, shaati Guduud, gabyow,yalxow iyo kan ugu liita ee ina caydiid waa ARGAGIXISO waayo 12 sandood ayay umada masaakiinta ah argagixiso ku hayeen.Nabad kasta oo la isku dayona Tigreeraga ayaa ku yiraahda diida wayna diidaan.Ma aha niman danta soomaliyeed wada mana aha niman madax banaan ee Tigree xun ayaa u taliya.
Warloodhiska ujeedadoodu tahay inay xukun helaan iyo gar iyo gardorabo.Dad iyo muraad kama laha umada masaakiinta soomaliyeed.Qabiil bay dad masaakin ah ku khaldan;Iyaga ayaana dagaal oogayaal iyo argagixiso ah ee runta aynu isu sheegno oo qabiil ilowno.

 
 
Habib el-Habibi

Wonderful Forum

March 3 2002, 3:04 PM 

Best Wishes!

 
 
Mohamed Yassien

Somali Conflicts

December 5 2006, 1:06 AM 

International communities(IC) are diminishing to encounter Somalia conflict.
Somalia civilians are tormenting post civil war, drought, famine, flood and luck of security almost 17 years. IC still unable to understand Somalia mentality in a generally and what Somali wishes in a normally. IC has not yet come out a clear policy to toward a Somalia after UN intervention collapse in 1995 after that failure IC adapted a blind policy to toward Somalia. IC unable to consider the plight of Somalia civilians wants stable government and greater security. IC tranquil not sees a danger facing Somalia civilians and the Horn of Africa regions. If IC cannot act together in a Somalia policy, stability, security, and peace building mission will lead a failure or even deterioration situation. Somalia conflicts may be seemed within Somalia clashes but not on the ground. Somalia conflicts will lead greater disaster and engulf entire of East Africa regions. IC cannot afford a state without a central governments otherwise Somali state may already be a heaven a terrorism groups and planning something very nasty for particularly western interest in Horn of Africa Regions. IC a determination and act together needs greater urgency on the international stages back by political will and sending international peace keeping forces includes NATO and IGAD on the ground to stabilize the Somali regions and back by a nation building process.



 
 
Current Topic - YAA QABQABLE DAGAAL AH ?=======>>>>  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement