Home                                    Qandala Forum

 

 


  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

Laheestayaasha Ka mid ah Kooxda Carta ma cafis ayeey ka mudan yahiin Puntland??????????

January 18 2001 at 6:56 PM
Hodan 

 
Laheestayaasha Ka mid ah Kooxda Carta ma cafis ayeey ka mudan yahiin Puntland??????????

 
 Respond to this message   
AuthorReply
Abdiwali

Waa in maxkamad la keenaa Qayaanoole yaasha Carta

January 19 2001, 3:34 PM 

Ma u arko in ay istaahilaan in la cafiyo haba yaraatee. waxaan qabaa in dadkaas la mariyo Ciqaabta ay mudan yihiin. Maxaaa yeelay iyago oo ku adeeganaya magaca Puntland iyo dadkeeda ayey caawinayaan CADAWGA.

 
 
Hinda

Untitled

March 2 2001, 6:06 AM 

Xukunkoodu maxuu naqon :::Laheestayaasha Ka mid ah Kooxda Carta ma cafis ayeey ka mudan yahiin Puntland?

Puntland State Of Somalia

 
 
Anonymous

Untitled

March 9 2001, 3:21 AM 

Reerkay ka dhasheen ha u diidan iney Puntland ku soo noqdaan si ay Mooryaanta aaqirka ugu dilaan Xamar.

 
 

maya aleyl lahe

March 16 2001, 12:10 AM 

la haystayaasha carta cafis kama mudna puntiland iyo ummadda soomaaliyeed oo dhan,oo waxey isku dayayaan iney ka baxsadaan taariikh xun oo dhabarka uga dhegan,taasoo aan soconeyn ayagoo ahaa kuwii ugu liitay intii burburka soomaaliya ka qeyb gashay ayey weliba rajo ka qabaan in loo il-duufo,laakiin waa iney ogaadaan iney weli noolyihiin rag badan oo halgamayaal ah;

 
 
mafis

Untitled

March 22 2001, 10:54 PM 

waxaan qabaa in ayan mudnayn in maxkamad la soo taako ee ay mudan yihiin in babuur dabada loogu xiro, laguna jiido dhulka,wayo dalka iyo dadkaba dambi beey ka galeen, mana aha markii u horeysay oo eey dambi galaan

 
 
hanad

ma isku ciyaareenaaa

March 24 2001, 4:47 PM 

laheestyaasha carta waxaan qabaa in ay akhirkii meel xile u danbeen doonaa ayna cuni doonaa ayda xamar dadka ku cunaaya. iska dhaaf in la cafiyo waa in PLD iyo cid u dhalatayba ay wax xirrir ay ay lasameenin

God bless puntland

 
 
Garoowe

Untitled

March 25 2001, 7:03 PM 

Waxaan jeclaan lahaa in aan noqon dad emotion qaaday, oo aan aad uga fiirsano hadalada noocan ah. Waa in aan garanaa wadada siyaasada. Rag badan oo inaga ah oo maanta Hamar ku sugan, si kasta oo aan arrintaa u naceb nahay, waa wax garad ilaah aqoon iyo siyaasad ku maneystay. Mida kale, haddii aan waxyeeleyno ama cayno ama dil iyo wax la mid ah ku xukuno qof kasta oo Puntland ah oo siyaasada nagu qilaafa waxay keenaysaa:

1) in xornimada qofka ee aasaasiga ah ay lunto.
2) in dadka shacabka ah ay sharciga ka hor maraan
3) in dadladu ay xuquuqu admiga ku xad gudubto.
4) uga danbeyntii in waxgaradkeenii naga cararaan oo yiraahdaan meesha waa meel dictator. Waxaa kaloo ogaataan in nin alaale iyo ninka la rabo in la wax yeeleyo loogu yeeri karo waa reer Carta ama Cartuu wax la rabaa si markaas sharaftiisa, naftiisa iyo tan reerkiisaba wax loogu geysto. Marka taa waa inaan aan aad uga digtoonaanaa, gaar ahaan kuwayaga jooga qurbaha.

 
 
Khyardoon

Waxay mudanyihiin qadarin dheeraad ah

May 8 2001, 10:59 AM 

marka hore waan idin salaamay
marka xiga haddii aan isku in aan figradayda ka dhiibtaa mawduucaan waxay ilatahay raggii ka qaybgalay shirkii carta waxay inaka mudanyihii soo dhowayn iyo maamuusid sababtoo ah maanta waad ogtihiina meesha xaalka soomaaliya maraayo waa fursaddi ugu dambaysay oo dawlad somali loo helilahaa PL dawlad maaha ee waa maamul gobol mana sii jiraayo haddii uusan dawlad wayn helin sababti loo dhisayna maahayn in ay dawlad noqoto ee waxay ahayd in aynu dawlad kusugno marka anigu waxaan u arkaa in nimankaasi dan inoo wodaan,haddii aad leedihiin maxaa muqdisho geeyay oo dadki colaaddu na dhexmartay u geeyay adduunyada meel walba dagaal sokeeye waa kadhacay haddana waa laheshiiyaa oo waxba lagama soo qaadin wixii horay udhacay,somalidu waxay ku maahmaahdaa(doqonto ladagaalan waa taqaan laakiin laheshii mataqaan).
marka hadalkayga waxaan kusoo koobi lahaa nimankaas marka ay PL yimaadaan waa in loo dabaaldegaa oo
lasoo dhweeyaa.haddii wax gafa aan galay raali halayga ahaado.wabillaahi tawfiiq

 
 

war war

May 25 2001, 10:19 AM 

war mahurudaan mise anaa ina mooday maxaad karabtaan niman kaas miyiinaan warkahayn madaxwanihii puntland xagee ku dambeeyay maalin kasta wuxuu lasharaabaa inacaydid waana garanaysaan wixiikudhacay maalintii lasoogalay GAALKACAYO INTII LADILAY CARUUR DUMAR DUQAY DHALINYARO NIMANKII INTAASO QOFDILAY BUUMAANTA LASHARAABAYAA NABAD GALYO

 
 

WAA YAAB

May 25 2001, 12:49 PM 

RUN AHAANTII SHACABKA WEEYKU WAREESANYIHIIN SIYAASADA PUNTLAND OO AAN MADAX IYO MAJO LAHEEYN WAXAAN IDIN ODHAN LAHAA YEEY IDIN QAADIN CAADIFAD SIYAASIYIINTEENA KUJIRA CARTE WAXAAD KU EEDEEYSEEN INEEY MUQDISHO JOOGAAN OOEEY WADAAN DAN HAWIYE LAAKIIN MEEDAAN ARKEEY BEERDILAACSHE WAA INAYEEY OO SIDA TOLKA LOKALAGURO OSKORO KUQAATAY WAANA NINKII ISAGOO MASUUL SHEEGANAYA KISMAAYO FARAHA KABIXIYAY OO QASAARIHII LA OGAA NAGASOOGAARAY WUXUU SOOWADAANA KASIIDARANE RAGA CARTE HAYNA BADBAADIYAANA EEYNU FARAHA KAQAADNO

 
 
Anonymous

Untitled

July 6 2001, 12:34 PM 

Cabdullahi baa umada in maxkama lasoo taago

soomaaha kii lafariistay CAYDIID ayada oo dagaalka meeshii ugu xumeed amreeso, oo wilba caydiid oo ahaa ninkii dilay Cabdulahi Afguduud walaalkii allaha u naxariistee DHIIGSOKEEYE, soomaha cabdullahi ninkii u aqoonsanaa Caydii Madaxweyne oo markii Prime minister lasiin waayey iska soo cararey. Marka aad carta dadka ku jira leedihiin maxkamad baan saareenaa maa saartaan Ina caydiika Garowe lagu casumaayey iyo Caato aad ogtihiin suu idiin galay!!!!

Marka hore ninka muddan Maxkamad waa Cabdullahi Yussuf ee beenta iska daaya iyo laab lakaca aan caqliga ku jirin. Xamar waa lawada tagi jiray waana laga soo noqon jiray taasina waa siyaasad meel dheer joogta oo aydaan garaneyn, ee istartiibsha odayaashana cayda ka daaya, beri way idiin soolaaban ayagoo Carta soo kala diray oo guul soo hooyey. ee jaqjaqda daaya

 
 
Current Topic - Laheestayaasha Ka mid ah Kooxda Carta ma cafis ayeey ka mudan yahiin Puntland??????????  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement