Home                                    Qandala Forum

  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

WAXAAN KU SOO DHAWEEYNAAYAA DHALINYARADA

May 26 2001 at 6:26 PM
 
SAAXIIBO YAAL WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAAN DHALINYARADA SOOBOOQANDOONTA BOGAN CUSUB OO AH ISBARASHO FURAN WIILASHA IYO GABDHAHA QURBAHA KUNOOL WAXAAN LEEYAHAY SOODHAWAADA

Maamula Boga Qandala Waa Rayi Fiican
Khadar Jacfar

This message has been edited by Puntland on May 27, 2001 3:44 AM

 Respond to this message   
AuthorReply

WAAN KUFARAXSANAHAY

May 26 2001, 6:31 PM 

walaal jamal waankusalaamay bogan cusub ee aad furtay waan kufaraxsanahay waana loobaahanyahay waxaan kuleyahay kulandanbe by hooda

GET KNOWING EACH OTHER

May 28 2001, 2:47 AM 

HI MY NAME IS WALI DEIGO A'M SENIDING THIS MESSAGE TO LETT YOU KNOW I'M VERY PROUD OF YOU AND WHO EVER HELP YOU OUT WITH WEB PAGE, WE NEED PEOPLE LIKE YOU THANKS
E-MAIL BACK AND SO WE CAN COMMUNICATE.

salaan to jamal

May 28 2001, 12:39 PM 

walaal jamaal waan kusalaamayaa waana ku mahadsantahay pogan cusub ee aa noofutay hadii aanahay dhalinyarada by saadaq

aniguba aad ban ugu faraxy boga

June 16 2001, 9:08 AM 

hora wad salaman tahiin dhaliyaro dhanatiin qofkii akhariya ba
taka wazxan idiin sheegay horat wey wanagasan tahey iney is barataan shaliyarad somaliyeed waa si fiican ee wa in la kal faidesada way qofba waxii u garanayo waa inu ka kal ku cawiya
anigu qofkii xag diinta rab inu sual i wediiyo anba wax ugu soo sheeg wan kar kar ee wa ka imeelkeegu
ee mid han idin dhiahadu dhaliyaro
SALADA WAA TA KALIYEE FURAHA CIBADADA AH EE HADAD DOONESO ILHEY INU KU WAFJIYO HORAT SALADA BILOW II SI NIYADA U BILEO
ILHEY WUU KU WAFAJIIN
wanad salaman tahiin

aniguba aad ban ugu faraxy boga

June 16 2001, 9:09 AM 

hora wad salaman tahiin dhaliyaro dhanatiin qofkii akhariya ba
taka wazxan idiin sheegay horat wey wanagasan tahey iney is barataan shaliyarad somaliyeed waa si fiican ee wa in la kal faidesada way qofba waxii u garanayo waa inu ka kal ku cawiya
anigu qofkii xag diinta rab inu sual i wediiyo anba wax ugu soo sheeg wan kar kar ee wa ka imeelkeegu
ee mid han idin dhiahadu dhaliyaro
SALADA WAA TA KALIYEE FURAHA CIBADADA AH EE HADAD DOONESO ILHEY INU KU WAFJIYO HORAT SALADA BILOW II SI NIYADA U BILEO
ILHEY WUU KU WAFAJIIN
wanad salaman tahiin wa ka imeelkeegu
amiie21@hotmail.com qofkii diinat wax ka doonay inu ka ogado xag bad igal soo xidhidhiy

Current Topic - WAXAAN KU SOO DHAWEEYNAAYAA DHALINYARADA  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement