Home                                    Qandala Forum

 

 


  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

Ila Qosol - Soomaali » » » » » » » K-J » » » » » »

June 17 2001 at 1:06 PM
 

 
Baribaa ninbaa wuxuu qabay gabar ha ahaatee maalin maalmaha ka midah ayaa dareenkii ka tagay, markaasuu wuxuu utagay nin wadaad ku sheeg ahaa, ninkiibuu uga sheekeyay dhibkiisii,markaasuu wadaad ku sheegii yiri waa ladaweynkaraa dhibaatadaan ku haysata ee xoogaa lacag ah iska bixi markaa suu yiro waa bixinayaa. Wadaad ku sheegee joornaal Siyaad Bare ku masawiranyahay ayuu u duuduubay oo yiri hana fiirin sariirta madaxeeda ha kuugu jiro, markaasuu ninkii orad inta isku taabtay galiyay meeshii shiikhu yiri gali,hase ahaatee ninkii waa nin wax aaminsane waa la ogaa asaga iyo islantiisii waxa kala raacay oo islaantiibaa ku waalatay war maxaa samaysay sow adigii xaabada soo guru jiray sow adiga fiicnaaday .Maalintii danbe ayaa taas mid lamid ah ku dhacday ninka saxibkis, ninkibaa isyiri warqadii shiikhu kuu qoray qash waxa ku qoran oo uqor ninkaan saaxiibkaa ah. Hase ahate warqadii markii uufuray waxa uu ku arkay masawirkii Siyaad Bare, intuu naxay oo xanaaqay utagay wadaadku sheegii uu yiri shiikh muxuu ahaa sawirka Siyaad Bare? Wadaad ku sheegiibaa inta qoslay yiri Siyaad Bare soomaali oo dhanbuu kiciyaye ma guskaa guu u daahaa

 
 Respond to this message   
AuthorReply
wiil waal

ila qosol

August 8 2001, 8:44 PM 

Maxmed Siyaad alaha u naxariisto ayaan leenahay
qof kasta oo wadani ahana waa ogyahay anigu ma ahi
reerkuu ka dhashey laakiin waxaas oo kale ila qosol laguma sheego. waxanan kuu arkaa in aad tahay mid aan
aqligiisu ku fileyn.

 
 
Current Topic - Ila Qosol - Soomaali » » » » » » » K-J » » » » » »  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement