kadib markii ay dhacday dowladii loodarsaday ee uu hogaamiyaha ka ahaa Maxamed siyaa barre taa soo dhibaatooyin badani ay ka dameeyeen ku waasoo aan dowladaas marna lagala kulmin ayaa waxa gobolada w bari ay samaysteen ismaamul kumeel gaara ah oo loo doortay c/laahi yusuf ahmed in 1998 waxa laga joogaa hada 3sano markii ladoortay kadib hadaba su, aashaydu waxa ay tahay
Waa maxay c/laahi yusuf waxa uu soo kordhiyey oo hor umar ah in tuu haystay? kaas oo lagu faani karo ama la oran karo is bedel ayuu ku sameeyey waxtar leh GWB
BASHIIR OSLO |