Home                                    Qandala Forum

 

 


  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  

MA C\ LAAHI BAA QALDAN MISE UMADA REER BOOSAASO AYAA QALDAN

August 8 2001 at 4:22 PM
 

 
WALAALYAAL WAXAAN IDINKA CODSANAYAA INAAD WAR BIXIN
IGA SIISAAN CIDII KU QALDANEYD DAGAALKII DHIMASHAD IYO
DHAAWAC LAHAA EE KA DHACAY BOOSAASO WAXAA LA SHEEGAYAA
IN AY JIRAAN ISIMO U SHAQEYNAY DOWLAD CARTA ARINTAAS
IYADAN MAXAA KA JIR UMAD REER PUNTILAND UMA BAAHNA
MAANTA OO KALE DAGAAL MAXAA YEELAY WAXAA KU FURAN
DAGAAL LAGU HAYO DADKOOD REER KISMAAYO OO LADOONAAYO
IN LALA WAREEGO DHULKOOD AY XAQ U LEEYIHIIN WAXAAN
SIDAA WAD DAD AAN WAX SHAQO AH KU LAYEHN MARKA DADKA
REER PUNTILAND INDHAH HA KAL QAADEEN .
AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN

 
 Respond to this message   
AuthorReply
GEEDI

Ma Cabdulaahi baa gardan mise reer boosaaso.

August 8 2001, 8:39 PM 

Aniga waxay ila tahay walaala in uu Cabdulaahi gardaryahay dadka xabad hadii loogu talinaayo
Maxmed Siyaad baan tageen balse haduu dareemay in aan shicibku rabin inuu iska tago ayaa u kheyr badnaan laheyd.
laakiin Cabdulaahi waan ogeyno waa Askari askarin
dagaal maahen aqli kale lagam filaayo waxuu
burburiyo iyo wuxuu dilo maahane.
wixii meeshaas ka dhaceyn isagaa mas,uulka ah.
dadkii ku dhinteyna isagaa mas'uulka ah maadaam isagu uu xabad bilaabey.

 
 
Anonymous

Untitled

August 14 2001, 12:29 PM 

Waa Mooryaan wardoon ah ee ha u jawaabina

 
 
ali

c/laahi maqaldana

August 22 2001, 12:50 PM 

waxaan filaa in uu c/laahi uusan qaldaney ee kuwa isimada isku sheegaya ayaa qaldan. Carta ayey u adeegayaan .

 
 

ma c/laahi mise reer boosaaso

September 9 2001, 8:43 AM 

mooryaan ku dhalay wase wax qaldan baa iska yar,carta iyo bbc-da af-soomaaiga ayaa been idinka dhaadhacisay,ee puntland waa jireysaa cartana waa shubeysaa ciao

 
 
Nuur

Ma C/hi baa qaldan masee Bosaaso

September 9 2001, 3:25 PM 

Waxay ila tahay in ay qaldanyihiin wilasha mudug oo waligoodba,lagu yaqiin fulaynimada bakaaylaha kaga liita,fakh fakhdana dhilada unsata ka badiya,
war hooy boosaaso kaa tashatay ee orad gawaanki mudug
hawiyaha ku sugaaya in uu ku gowraco,sidii horay abayaasha ogu goowracay.
Bosaaso mardambe kuma soo cidanmineeyso ina Quloow yaa kuu maqan.

 
 
morgan ways morgan

waxa qaldan odaga asaasaqa ah ee u waashey xukun jeceylka

September 11 2001, 4:00 PM 

Xukun haduu sharaf leeyahey hetler meeshuu marey buu marey sababtoo ah sadex sano buu ahaa sharciyan madaxweyne weyna dhamaatey waxaa loo tabaa busheysan lahaa doorasho labaad ka hor inteysan dhicin buu dhibaato abuur ka bilaabey meeshii uu ku noolaa dhaxal iyo tolnimo loogu heegnaa maantana ku dabartoo danbaa gaalkacyo geysey sababtoo ah taladaan la ruugin waalagu rafaadaa dad weynihii shanta gobol ku bohoobey buu asagoo la yaqaan oo cabdulaahi afgaduud ah beer cusubna koo geliyey isku dayey inuu ku abaalmariyo dagaal iyo xasarad ha ogaado dad weynuhu iney ahaayeen kuwa sharafta u yeeley kana qaadi kara haku seexdo hana kusoo tooso isimaduna yihiin boqoradii ugu sareeyey dhaqan iyo hideheena dhaxalkii soo jireenka ahaa ee ilaahey nagu maneystey wabilaahi towfiiq

 
 
Anonymous

Untitled

October 26 2001, 5:12 PM 

Haddii aan casharkaa lama ilaawin ka ah aan la siin lahayn ini Yeey, saw mid kasta kursiga ma diideen inuu kaba kaco. Aniga waxay ila tahay inay cibro u noqon doonto kuwa soo socda, mustaqblakana ay Puntland ku waari doonto Dimoqraadiyad aan Afrikaba horay looga arag.

Ha noolaato Puntland

 
 
jama

c/lahi yusuf

January 17 2003, 12:46 PM 

waxa ay ila tahay in uu qaldanyah cabdilaahi yuusuf. meel kasta oouu tago waxa uu ku billaba dagaal iyo rassaas. markii la doortay jamac cali jamac ee dadka oo dhami deedein ninkan waxa ay ahayd in uu maqlo masuuliyiinta reraha.

 
 
Current Topic - MA C\ LAAHI BAA QALDAN MISE UMADA REER BOOSAASO AYAA QALDAN  Respond to this message   
  << Previous Topic | Next Topic >>Qandala Forum  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement