|
Puntiland maxaa dan u ahAugust 10 2001 at 3:41 PM | wadani |
| puntiland ma waxaa dan u ah in laga iibsho carta
hadii yeey la eryey waa in aanu bedelin dhurwaa.
laakiin waa in umudu masiirkeed ay garataa dadkan
ama shicibka reer puntiland laga shaqeeyaa sidii
lasagu soo dhaweynlahaa waa in si loo ogolaan carta
madaama ay tahay mid ka shaqeyneysa burburka puntiland
anigu ma diidani in soomaali weyn la helo hadse carta
kama muuqato wax isagu tageyn anigu waxaan u arkaa
tuugo dan gaar ahaaneed wadata kuwa inaga jirana
hadaney ka soo noqon halaga tashado. |
|
| Author | Reply |
TAAGEER
| MAANGAAB | August 10 2001, 9:25 PM |
ADIG ISKA MUCAARDAY DOWALAD SOOMAALIYEEDOO CAALAMKA
OO DHAN WADA ICTIRAAFAY SOOMAALI OO DHAN AY KU
DHANTAHAY EE ADIGU IS CADEEY OO MA KUWA HAWAASE LA
SHAQEEYA BAA TAHAY WAX LAYIRAAHDO PUNTILAND
WAX LOO SAMEEYEY IN SOOMAALI WEYN LAGU GAARO WAAN
LA HELAY GOBALAD PUNTILANDI MAANT WAXEY KA MID
YIHIIN DOWALAD KU MEEL GAARKA AH.
MARKA YAAN BASKU KAA TEGIN. WAXAAN KUU ARKAA MAANGAAB. | |
|
|
|